U turjun:

Noocyada jidhka haweenka

Jidhka haweenay kasta waxa uu u eegyahay mid kala duwan. Ma jiraan sharciyo waxa jidhka haweenaydu u eekaan karo. Jidhadhku way kala duwanaan karaan, tusaale ahaan:

  • midabka maqaarka;
  • qaabka guud;
  • naasahaNaasaha2 xubnoon ee haweenaydu ay ku quudiso ilmaha ka dib ummulida. Naasaha waa…Akhri wax badan;
  • miisaan;
  • dhererka;
  • baalasha;
  • xajmiga iyo midabka shuunka iyo tinta jira.

Jidhadhka haweenka ee kala duwan: jidhka haweenay kastaa waxa uu u eegyahay mid kala duwan.

Haweenka qaar waxay xiiraan timaha shicrada ama timaha jidhka, kuwa kale ma laha. Tani waa dookh.

Qaabka jidhku aanu muhiim u ahayn qaabka ay u shaqayso.