U turjun:

Waa maxay HIV iyo AIDS?

HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan waa caabuqo galmo ahaan la isugu gudbiyo (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan) laakiin qof walba ma ku qaado HIV taabasho galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan, arag: Siyaabooyinka la isugu gudbiyo HIV | Zanzu .

HIV waxay u taagantahay fayraska la dagaalama Difaaca Jidhka Aadamaha. Waa fayrasFayrasQayb aad u yar oo weerari karta jidhka. Waxay si fudud ugu laban…Akhri wax badan weerara nidaamka difaaca jirkaaga. Haddii aad qabto HIV oo aanad qaadan dawooyin, nidaamkaaga difaaco waa uu sii daciifaa. Wakhti dheer ka dib dawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan la’aan, jidhkaagu iskama difaaci karo wax dheeraad ah oo ku lid ah cudurada. Markaas waxaad qabtaa AIDS. Qofka qaba AIDS ayaa u dhiman doonaa haddii aan lagu daawaynin daawo. 

Daawada ayaa ka dhigi karto in la maareyo HIV in muddo laakiin HIV-ga ma daawayn karo. Dawooyinka HIV qof qaba HIVQaba HIVWaxaad qabtaa HIV marka uu kugu dhacay Fayraska HIV. Qofka qaba HIV waa…Akhri wax badan waxa uu ku noolaan karaa nolol caadi ah

Haddii aad si adag u raaco daawayntaada, ma u gudbin karta HIV dadka kale, xitaa haddii aad wax calaamad laheyn. Daawada aad ku mahadsan inaad caabuga aad sii faafinin. 

Nin taagan. Xoog saarida xididada dhiiga.

Faahfaahinta xididka dhiiga wata unugyo badan oo dhiiga cad ah kuwaas oo jidhka ka ilaalinaya cudurada

Faahfaahinta xididka dhiiga leh fayras yar oo HIV oo weerara unugyada cad ee dhiiga

Faahfaahinta xididka dhiiga leh fayras badan oo HIV iyo keliya wax yar oo unugyada cad ee dhiiga oo hadhay. Jidhka iskama difaaci karo wax badan oo dheeraada cudurada.

Nin jiifa sariir oo jirran, haddii aad qabto HIV oo aanad qaadan dawooyin muddo wakhti dheer ah, waxaad noqonaysaa mid jirran.

Nin qaadanaya daawooyinka HIV-ga: HIV ma la daawayn karo,laakiin waxaa la maamuli karaa in muddo ah.

Faahfaahinta xididka dhiiga, markaad qaadato dawooyinka HIV, in yar oo fayraska HIV ayaa ku hadha dhiiga, laakiin in dheeraad ah ma weerari karto unugyada dhiiga cad ee kaa ilaaliso cudurada.

Markaad qaadato dawooyinka HIV, qofka qaba HIV waxa uu ku noolaan karaa nolol caadi ah.

Garashada haddii aad qabto HIV

Si aad u ogaato haddii aad qabto HIV, waxaad u baahantahay in lagu baadho.

La hadal xirfad yaqaanka caafimaad haddii aad doonayso in lagaa baadho HIV.

Nin la hadlaaya xirfad yaqaanka caafimaadka