Qaababka qaadista STI
Qofka waxaa ku qaadi STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ama qaabab kale ee la isugu gudbiyo.
Isku gudbinta galmada dhexdeeda
- Galmada siilkaGalmada siilkaGalmada wadata gelinta ee siilka.Akhri wax badan, galmada dabadda ama galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan qof qabaka STI, iyadda oo aan la isticmaalin cinjir.
- Wadaagista qalabka galmada iyadda oo aan la isticmaalin cinjir ama iyadda oo si fiican loogu nadifinin biyo iyo saabun marka hore. Tusaale ahaan: dildo, vibrator. Mar walba isticmaal cinjir cuusb marka qof kale isticmaalayo qalabka galmada ama si fiican ugu nadiifi biyo iyo saabuun.
- In kastoo aan la tabanin finanka (nabardada), cambaarta (waraaboowga) ama honqorta qofka maqaarkiisa ku taalo.

Qaababka gudbinta STI galmada siilka iyaddoon la isticmaalin kondhom

Qaababka gudbinta STI: galmada futada iyaddoon la isticmaalin kondhom

Qaababka gudbinta STI: galmada afka iyaddoon la isticmaalin kondhom.

Siyaabooyinka lagula qaado STI: wadaagista qalabka galmada iyadda oo aan la isticmaalin cinjir ama iyadda oo si fiican loogu nadifinayo biyo iyo saabun marka hore.
Isku gudbinta qaababka kale
- Hooyada qabta STI ayaa caabuqa u gudbin kartaa ilmaha caloosha ku jirta, xiliga uurka ama dhalmada ama marka naaska la nuujinayo.
- Adiga qalabka cirbida.
- Wadaagida cadaygaaaga (cagaarashowga B), shukumaanka go’ayda (tinta shuunka ama nabrada) qofka qaba.
- Taabashada maqaar ilaa maqaar (iyagoo qaawan oo isku tiirsan).

Qaababka gudbinta STI: hooyo naas nuujinayso ilmaheeda.

Qaababka gudbinta STI: wadaagista waxyaabaha la isku muddo
La hadalka lamaanahaaga iyo dhakhtarka.
Haddii aad qabto STI waxaad ku daaran kartaa dadka kale. Kala hadal wax ku saasan lamanahaaga wax ku saabsan oo ku dhiirageli inuu aado dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan.
Hubi inaad labadiina tagtaan dhakhtarka guud ama adeegyada caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan dadweynaha (GGD). Adiga oo ogeysiinaya lamanahaaga hadda waxaad ilaalinesa naftaada sidoo kale. Haddii STI la daaweyo oo aad galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan la sameeyso lamanahaaga mar kale kaas o la daawaynin, ay ku qaadsiin karaan mar kale.
GalmoGalmoXaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa…Akhri wax badan ha sameeynin inta aad qaadaneyso daawada STI.
Ha ogeysiin oo kaliya lamanahaaga galmada hadda, laakiin sidoo kale ogeysii lamanayaashdii hore iyo dadka kale aad u galmootay. Sidoo kale waxay qaadi karaan oo u gudbin karaan STI lamaanahooda(yaasha) iyagoon ogayn. Ogeysiinta lamanaayasha galmada, waxaad gacanta ka geysan ka hortagto faafida STIs. Haddii aanad rabin inaad u sheegto lamanayaashadada ama lamanayaashadii hore inaad qabto STI waxaad sidoo kale ugu digi kartaa si qarsoodi ah, iyadda oo aan sheegin magaca (adiga oo u marinaya partnerwaarschuwing.nl).
Lammaana hadlaya