U turjun:

Baadhitaanka cudurada galmada

Inta badan STIs ayaa si fudud loo daaweynkaraa. Waxaad ogaataa oo keliya haddii aad qabto STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan yada iyo haddii naftaada la baadho.

Waxaa kaa baadhi kara dhakhtarkaaga guud ama adeega caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan bulshada dad waynaha (GGD) 

Waxaad si xor ah ula hadli kartaa dhakhtarka. Isaga ama iyaddu waxay leeyihin dhammaan macluumaadka loogu baahanyahay inay ku caawiyaan. Dhakhtarku kuma siin karo macluumaad adiga kugu saabsan qof kale. Isaga/iyadda waxaa waajib ku ah sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan inay xushmadeyaan asturnaantaada.

Haweenay la hadlaysa dhakhtar.

Baadhitaanka cudurada galmadaBaadhitaanka cudurada galmadaBaadhitaanka si loo hubiyo haddii qof uu qabo caabuqyada galmada la isugu gudbiyo…Akhri wax badan

Baadhitaanka STI waxaa loo sameeyaa sida soo socota:

  • Shaqaalaha caafimaadka wuxuu baaraya waxaa noocyada galmada aad sameeysay wuxuuna ku weydiin doonaa astaamo walba.
  • Shaqaalaha caafimaadka baari karaa xubnaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan, afka, dabadda si ay kaga fiiriyo astaamaha.
  • Shaqaalaha caafimaadka inta badan ka qaadaya munnadda dhiiga ama munadda kaadida. Dhakhtarka sidoo kale wuxuu ka qaadaya munad goobnaha laga yaabo inay laga qaado karo (afka/dhuunta, dabadda, siilka, minka).
  • Shaqaalaha caafimaadka wuxuu u diraya munadda shaybarka si loo baaro.
  • Xirfad yaqaanka caafimaad waxa uu helaa natiijada shaybaadhka baadhida ilaa 1 todobaad ka dib.
  • Dhakhtarka ama kalkaalisada waxa uu kuu sharaxaa adiga oo kaala hadlaa wax ku saabsan tallaabooyinka xiga. Haddii lagama marmaan tahay, isaga/yadda waxay ku siin doonaan daawooyinka lagu daaweyo STI. Badanka STI yada waa la daweeya ama astaamahooda waa la dawayn karaa.

Xirfad yaqaanka caafimaad oo muunada dhiiga ka qaadaya haweenayda.

Xirfad yaqaanka caafimaad oo muunad ka qaadaya afka ninka.

Qiimaha baadhitaanka STI.

Waxaa kaa baadhi karaa STI yada dhakhtarkaaga guud ama adeega caafimaadka bulshada dad waynaha (GGD) Miyay jiraan khataro STIyada ah? Haddii aad buuxiso xaalado qaar ah waxaad iska baadhi kartaa bilaash xaga adeega caafimaadka bulshada dad waynaha (GGD) ee aagaaga. Dadka dhalinta yar ilaa 25 sanado jir, shaqaalaha galmada, raga galma la sameeya raga iyo dadka ka yimid wadamada STI ay si aad ah ugu badantahay waxay ka samaysan karaan ballan adeega caafimaadka dad waynaha ee degmadda.

Waxaa sidoo kale ku baadhi kara dhakhtarkaaga guud. La tashigaaga dhakhtarka guud waa bilaash, laakiin wakhtiyada qaarkood waa inaad iska bixisaa baadhitaanka. Tani waxay ku xidhantahay caymiskaaga caafimaad iyo xad dhaafka caymiskaaga caafimaad (eigen risico). Waydii adeeg bixiyahaaga caymiska macluumaad dheeraad ah.

Haddii aad ku nooshahay xarumaha magangalyo doonyaasha’ waxaad booqan kartaa xarunta caafimaadka oo ay bilaash tahay baarista STI iyo talada.

Waa maxay qiimaheedu?