U turjun:

Calaamadaha ummulida soo socota

UmmulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan

Calaamadaha ummulida soo socota waxay noqon kartaa kuwa soo socda:

  • Waad dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan baxaysa xooga yar;
  • Waxaa ka baxaya biyaha caloosha ee uurka;
  • Waxaad yeelaneysa fool caadi ah.

La xiriir umulisadaada ama dhakhtarka haweenka, haddii aad leedahay 1 ama calaamahadan badan, ama haddii aad ka welwlesan tahay. 

Calaamada ummulida soo socota: waxaad lumisaa in yar oo dhiig ah.

Calaamada ummulida soo socota: isku soo ururka caadiga ah ee muruqyada ilma galeenka.

Calaamada ummulida soo socota:luminta dheecaanka amniyootik.

Ku qalida ilmaha laga soo saarayoKu qalida ilmaha laga soo saarayoQaliinka la sameeyo marka haweenay uur leh aanay lahaan karin ummulida dabiiciga ah.…Akhri wax badan

Qaliinka uurka macnaheedu waxa weeye ilmahu waxa uu ku dhashay qaaliinka la qalay gidaarka caloosha. Waxaa jira asbaabo caafimaad oo kala duwan oo qaliinka uurka ah.

Haddii aad qorsheysay qaliinka caloosha: dhakhtarka haweenka waxaad wada go’aamineysaan maalinta aad dhali doonto.

Dhakhtar samaynaya qaliinka uurka.