U turjun:

Wada noolaanshaha

Lamaanahaha, carruurta leh iyo kuwaan laheyn, ayaa go’aansan karaa inay isla noolaadan haddii ay rabaan. Waxay leeyihiin ikhtiyaaro kala duwan:

  • Inay isguursadaan ama galaan lamaananimo sharci ah oo diiwaan gashan (qandaraas sharci ah);
  • Wada noolaanshaha guur la’aan ama qandaraas sharci ah.

Lamaananimda diiwaanka gashan waa qandaraas sharci ah, laakiin xuquuqaha iyo waajibaadyada ku jiraa way kala duwan yihiin guurkaGuurkaXaflada iyo qandaraaska sharci ga ah kaas oo sameeya xidhiidhka sharciga ah oo…Akhri wax badan.

Lamaanayaasha qaarkood waxay leeyihiin xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan, laakiin ma wada noola. Nooca xidhiidhkan waxaa loogu yeedhaa kala noolaanshaha wada jirka ah.

Lamaana wada nool: oo wada daawanaya telefeeshanka