Doorashada lamaane
Sharciyan, dadka ku nool Yurup waxay si xor ah u doortaan lamanahooda.
Dadka ayaa doorta lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan iyaga oo ku saleynaya shuruudo qaar, inta ma ka warqabaan qaabka ma loo isticmaalo shuruudahan. Dadka qaarkood way ogsoonyihiin iyaga oo keliya waxay doonayaan lammaan buuxiya qiimayntoodaas. Tusaale ahaan:
- asalka;
- shakshiyada;
- caqli wanaaga;
- maadaynta;
- xaalada dhaqaale;
- muuqaalka.
Haweenay ku dhegan lamaanaha ay dooratay
Labbadaba raga iyo haweenku waxay qaadan karaan qorshaha lagu bilaabayo xidhiidhka.
Wakhtiyada qaarkood waalidka ama xubnaha kale ee qoysku waxay doortaan qofka ilamahoodu uu guursan doono. Tan waxaa loogu yeedhaa guurkaGuurkaXaflada iyo qandaraaska sharci ga ah kaas oo sameeya xidhiidhka sharciga ah oo…Akhri wax badan la qorsheeyay. Dhalinyarada ku lugta leha ayaa inta badan go’aansanaya haddii ay rabaan inay guursadan ama aysan guursanin, laakiin tani mar walba sidaas ma ahan. Guurka qasabaka ah waxaa mamnuuca sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan.