PrEP
Daawaynta dawooyinka HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan ee ka hortegista cudurka HIV. PrEPPrEPDaawaynta dawooyinka HIV ee ka hortegista cudurka HIV. PrEP (Pre Exposure Prophylaxis) si…Akhri wax badan (Pre Exposure Prophylaxis) si wayn waxa uu u yareeyaa khatarta caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan HIV. Kiniink PrEP waxa uu keliya shaqeeyaa haddii isticmaalahu u qaato si sax ah. PrEP ma beddesho kondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan, sababtoo ah keliya waxa ka hortagtaa HIV oo kama hortagto STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan kale.