U turjun:

Ku uuraysiga da’da yar

Aad u rimi karaRimi karaHaddii aad wax rimin karo, waxaad awoodaa inaad carurur dhasho (haddii aad haweenay…Akhri wax badan

Naagta ayaa aad u qaadaysa uurka marka ay yar tahay waxayna leedahay ugxnaanta marka hore (caadada koowaad). Kadib ugxnaanteeda koowaad, naagta aad ayay uurka u qaadaysa 6 maalmood ee ugu horeysa bil walba

Xita marka naagtu galmad marka ugu horeysa waxay noqon kartaa uurka.

Khataro badan oo hooyada iyo ilmaha

Haddii ay naagtu uur u tahay oo ay jirto 20 sano, waxay khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ugu jirtaa dhibaatooyinka sare ee dhalmada.

Ilmahu waxa uu khatar ugeli karaa:

  • Dhalasho wakhtigeedii ka soo hormarta;
  • Miisaanka hoose ee dhalshada (khatar sare oo jirrada ah).

Noloshu way isbeddeshaa marka ilma la dhalayo

Haddii aad weli yar tahay oo aad ka fekerayso dhalista ilma, ogsoonow in:

  • Aad wakhti yar u haysan doonto dugsiga, shaqada iyo balwadaha;
  • Haysashada ilmahu aad ayay qaali u tahay.
  • Xiriirada aad leedahay lamanahaaga, waalidiintadaa iyo asaxaabta ayaa isbeddeli doonta. Ilmahaagaa soo hormara.
  • Waxaad u baahantahay inaad raadiso meel kale oo aad ku noolaato.

Ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan

Adiga iyo lamaanahaagu waxaad go’aan ku gaadhi kartaa inta ay tahay carruurta aad doonaysaan, iyo goorta. Tani waxaa loogu yeera qorshaynta qoyskaQorshaynta qoyskaMarka aad qorshayso qosykaaga, waxaad go'aansatay haddii, marka iyo inta ay leegtahay carruuta…Akhri wax badan. Waxaad tan ku samayn kartaa isticmaalka ka hortagga uurka

Uur aan lagu talo galinUur aan lagu talo galinMarka ay hawaynadu uur leedahay oo aanay qorshayn in la uuraysto. Haweenaydu waxay…Akhri wax badan

Haddii aad uur leedahay laakiin aanad qorshayn inaad yeelato, waxaad haysataa doorashooyin ka duwan. Waxay waydiin kartaa waalidkaaga, qoyska iyo saaxiibada caawimo. Ha ka xishoonin. Way ku dhici kartaa qof katsa. Waxaad sidoo kale waydiisan kartaa caawimo xirfad yaqaan iyo talo.