Noolaanshaha la’aanta daawaynta HIV
Astaamaha HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan aan la dawayn
Haddii qof uu ku dhacdo HIV, waxaa jirto astaamo surtogal ah:
- Toddobaadka koowaad: waxaa laga yaaba inay isku arkaan astaamaha hergabka, finaanka ama in qanjirada ay bararaan.
- Ka dib waxaa raacsan muddada aan astaamaha lahayn.
haddii aan laga daawaynin HIV, marka:
- Muddo kadib (tani waxay noqon kartaa 2 sano ama wax ka badan) waxay isku arki arkaan astaamo cusub.
- Daawo la’aan, difaaca jirka ee qofka qaba HIVQaba HIVWaxaad qabtaa HIV marka uu kugu dhacay Fayraska HIV. Qofka qaba HIV waa…Akhri wax badan waa liitaa waxay u nugul yihiin caabuqyada kale, way xanuunsanayaan ugu dambeeyn way dhimanaayaan.
Daawo la'aan, difaaca jirka ee qofka HIV aad ayuu u liita isaga/iyada waxay khatar ugu jiraan caabuqyo kale oo badan wuuna xanuunsanaya.
La noolaanshaha HIV marka la daweeyo
Qofka looga daaweyo sida ugu dhaqsiyaha badan HIV, waxaa uu yeelanaya caqabaha yar ee HIV ku keenayo caafimaadkooda. Waxay wadan karaan nolol caadi ah inta ay la nool yihiin qof aan qabin HIV.
Haddii qofka laga daawayo HIV, wax khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ah m lahan oo uu dadka kale ugu qaadsiinayo galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan cinjir la’aan.
Qofka qaba HIV ayaa nolol caadi ah oo gaari karaa da’ weyn.
Qofka qaba HIV waxa uu ku noolaan karaa nolol caadi ah.
Baadhida HIVBaadhida HIVBaadhitaanka la hubinayo haddii aad qabto HIV. Baadhitaanka la'aantii, ma hubi kartid haddii…Akhri wax badan
Naftaada ka baar haddii aad rabto inaad ogaato inaad xaqiijiso inaad qabin HIV ama marka aad ku jirto xaalaad aad ku qaadi karto HIV. Tusaale ahaan sababtoo ah waxaad tahay nin u galmooda ninka ama waxaad labeeb. Weydii dhakhtarka guud, adeega caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan dadweynaha ee dowlada hoose (GGD) ama shaqaalaha caafimaadka ee xarunta caafimaadka ee xarunta magangalyo doonayaasha’ wixii caawin ah
Nin la hadlaya xirfad yaqaanka caafimaadka.