U turjun:

Noocyada xidhiidhada

Xiriirka caadi ahaan waxay muujisa xiriirka caadiga iyo galgaceylka u dhaxeya labada (ama mararka qaar) dad badan. Waxa kalgacalku ka dhigan yahay waa uu kala duwan yahay xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan kasta.

Ma jiraan qeexitaan guud oo xidhidhka wanaagsan ah.

dadku waxay haysan karaan noocyo xidhiidho iyo qaab nololeedyo kala duwan. Tusaale ahaan:

Xidhiidhka waxa uu noqon karaa isku darka noocyadan xidhiidhada ah iyo qaababka nolosha oo waxa uu u horumari karaa hal nooc oo xidhiidh ah ilaa mid kale.

Waxaad dooran kartaa nooca xiriir kugu fiican adiga. Haddii aad xiriir leedahay, adiga iyo lamanahaaga waxaad ka wada hadli kartaan dareemaha iyo filashooyinka. Soo hela wada jir ahaan waxa labbadiina ku habboon.

JacaylkaJacaylkaDareenka xoogan ee isku xidhka, tixgelinta, kal gacalka iyo u heelanida qof kale.…Akhri wax badan iyo galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan gudaha xidhiidhka

Xidhiidhada qaarkood waxay ku salaysanyihiin jacayl dhexda lamaanayaasha, xidhiidhada kale kuma salaysna. Xaaladaha qaarkood jacaylku waxa uu ka dhex kobci karaa xidhiidhka. Dareenka jacaylka sidoo kale way isbeddeli karaan muddo ka dib.

Xidhiidhku waxa uu noqon karaa mid galmoGalmoXaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa…Akhri wax badan, laakiin waa inaanu noqon. Adiga iyo lamaanahaagu waxaad go’aamisaan haddii, marka iyo sida aad isugu galmoonaysaan. Ku khasbida qof in xidhiidh galmo lala sameeyo waxaa loogu yeedhaa dagaalka lamaanaha. Waxa mamnuucay sharciga.

Haddii aad la sameeyso galmo aan difaacnayn lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan kala duwan, waxaad khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ugu jiri kartaa inaad kordhiso STIs. Isticmaal kondhom si aad naftaad au ilaaliso iyo lamaanahaaga.

Ka dhigida xidhiidhka mid shaqeeya

Xidhiidhka waa uu isbeddeli karaa muddo kadib. Wada hadalku inta badan aad ayay muhiim ugu yahay xidhiidhka. Caadi ahaan waa lama huraan in wakhti la geliyo iyo tamar xidhiidhkaaga si looga dhigo mid shaqeeya.

Helida waxyaabaha aad wadaagtaan inta badan waxay caawisaa labbada lamaane si ay u dareemaan wanaag ku saabsan xidhiidhkooda.

Dadka sidoo kale waxay dhex mari karto mushkilado iyo dhibaatooyin gudaha xidhoodhkooda. Xalilka dhibaatada si wada jir ah waxay kaa dhigta inaad ddareento kuwa isku soo dhawaanaya. Waydiiso caawimada xirfad yaqaanka haddii aydaan wada xalili karin. Wakhtiyada qaarkood dhibaatooyinka lama xalili karo, oo xidhiidhku wuu dhammaadaa.