Sinaanta sinjiga
Xadgudubka, hanjabaad, aflagaadada, ama dagaalka sababtoo jinsiga uu dhashay qofka, dhaqanka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ama jinsiga waxaa mamnuucaya sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan.
Jinsiga wuxuu ka wada aqoonsiga jinsigaAqoonsiga JinsigaDareenka hoose ee ninka, haweenayda ama labbadaba. Dareenka qofk’a caadi ahaan waafaqsan galmadiisuisaga…Akhri wax badan ee qofka iyo doorarkooda.
- Aqoonsiga jinsiga macnahiisu waa haddii qofku dareemo sida haweenay ama nin. Haddii ay suuragal tahay qofku inuu inanimo u dhashay laakiin uu dareemo wiil ahaan. Qofka ayaa sidoo kale dareemaya inuu nin ama naag mikood aheyn, ama wuxuu dareemi karaa labada.
- Doorarka jinsiga waa filashooyinka bulshadda ku saabsan qaabka ninka ama haweenayda loola dhaqmayo.
Nin iyo naag uwada hadlaya si siman
Marka jinsiga ama sinjigaSinjigaJinsigu wuxuu ku saabsan yahay doorarka iyo rajooyinka aynu bulsho ahaan ka leenahay…Akhri wax badan qofku noqdo sababta dagaal ee kuwa kale, waxaa loo aqoonsan karaa sidii duruufo cadho keenaya oo waxay keentaa ciqaab aad u halis badan.
TakoorkaTakoorkaUla dhaqmida dadka si gooni ah, tusaale ahaan waxay leeyihiin midab maqaar oo…Akhri wax badan
Sharciga Dutch wuxuu mamnuuca wax walba oo ah takoorida ku saleysan jinisga. Tusaale ahaan:
- takoorka sababtoo ah waxaad tahay haweenay ama nin (sinjiga bayolojiyeed). Raga iyo haweenku waxay leeyihiin xuquuq isku mid ah sharciga;
- takoorida ku salaysan qaabka nooca galmada;
- takoorka ku salaysan aqoonsiga sinjiga iyo muuqaalka.
Tusaale ahaan: sidoo kale waa mamnuuc in la takooro nin sababtoo ah waxa uu u lebistaa sida haweenay ama in la takooro haweenay sababtoo ah waxay doonaysaa inay qabato shaqada caadiga ah ee ninka.