U turjun:

Qaabka galmada

Sharcia Dutch wuxuu mamnuuca takoorkaTakoorkaUla dhaqmida dadka si gooni ah, tusaale ahaan waxay leeyihiin midab maqaar oo…Akhri wax badan sababtoo ah dhaqanka galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Tusaale ahaan: shaqada, firaaqada, waxbarashadda, adeegyada guriyaynta.

Dambiyada qaar (sida waxyeelaynta hantida ama dagaalka jirka) aad ayaa loo ciqaaba haddii ay dhiiragelinayaan naceyb ka dhanka ah naag khaniis ah, rag khaniis, dadka labada jinsi utagada ama dadka labeebka ah. 

Nertherlands, khaniiska ama lamaanaha khaniisadka ah ayaa is guursan karaa and sharci ahaan wada noolaan kara, ama qaadan karaa diiwaanka lamano nimada. Labo nin ama labo naag ayaa sidoo kale cunug wada yeelan karaa.

Lammaane khaniisado ah oo carruur wata.

Haddii aad dhibaneDhibaneQofka ka cawanaayo shay kaas oo aan ahayn qaladkooda.Akhri wax badan u tahay dagaal sababtoo dhaqanka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ama aqoonsiga jinsigaAqoonsiga JinsigaDareenka hoose ee ninka, haweenayda ama labbadaba. Dareenka qofk’a caadi ahaan waafaqsan galmadiisuisaga…Akhri wax badan, waad sheegi kartaa ama soo wargelin kartaa waaxda booliska gaar ah ee la dhaho Roze in Blauw (Pink in Blue). Waxaad sidoo kale wici kartaa, iimayl u diri kartaa ama qoraal kula xidhiidhi kartaa qof ka socda khadka tooska ah ee LGBT loogu yeedho Switchboard wixii macluumaad dheeraada ah.