U turjun:

Qofka sinjiga beddelada

Labeebnimada waxay ka dhigan tahay in dadk’a galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan aysan waafaqsanayn sida ay dareemayaan ama dhaqmaan.

Sinji beddelka waxaa sidoo kale loogu yeedhaa kala duwanaanshaha sinjigaSinjigaJinsigu wuxuu ku saabsan yahay doorarka iyo rajooyinka aynu bulsho ahaan ka leenahay…Akhri wax badan. Waxaa jira qaabab badan oo sinji beddelka ah:

  • Dadka qaar waxay isku darsadeen sifooyinka raga iyo dumarka. Waxay u aqoonsadaan naftooda sidii nin ama haweenay ama midna kuwan.
  • Sinji beddelka dadka ah wakhtiyada qaarkood waxay isu aqoonsadaan nin iyo wakhtiyada qaarkood haween.
  • Kuwa kale waxay u dhaqmaan oo u lebistaa sida sinjiga kale.
  • Ugu dambayn, waxaa jira sidoo kale dadka kuwaas oo raba inay beddelaan sinjiga. Qofka sinji beddelka ah waxa uu sinjiga ku beddelaa dhaxda qaliin iyo hormoono, hadidi isaga ama iyaddu rabo. Qofka sinji beddelka ah waxa uu dooran karaa haddii uu doonayo ama aanu doonayn inuu qaato daawayn iyo ilaa inta ay rabaan inay wadaan dawooyinka.

Qofka sinji beddelka dhib ma qabo ama ma hayo cudurCudurMarka qo'f jidhkiisa, qaybta jidhka ama maskaxda aanay in dheeraad ah si waansag…Akhri wax badan.

Gudaha Netherlands, takoorkaTakoorkaUla dhaqmida dadka si gooni ah, tusaale ahaan waxay leeyihiin midab maqaar oo…Akhri wax badan ku lidka ah dadka sinji beddelka waxa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan. Waxa mamnuucay sharciga in dadka loola dhaqmo si gooni ah oo la faquuqo ama la saaro xayiraada iyaga sababtoo ah aqoonsigaaga galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan

Ogaanshaha inaad tahay qof sinji beddela

Inta badan dadka ayaa ku wareera marka ay u maleeynayaan inay yihiin labeeb. Sii naftaada wakhti. La hadal dadka aad ku kalsoon tahay, ama raadi caawinta iyo taageerada shaqaalaha.

Dadka qaarkood waxay u maleeyaan inay waalan yihiin , kuwa kalena ma hubaan cida ay yihiin ama waxaanay ku faraxsanayn jidhkooda.

Haddii ay dhibaato kaa haysato fikradaha iyo dareemada waxaad kala hadli kartaa iyaga xirfad yaqaan daryeelka caafimaadka oo takhasus leh.

Addoo u sheegaya kuwa kale inaad tahay qof sinji beddela

Ma jirto dariiqo sax ama khalad ah oo aad ugu sheegto qof inaad tahay sinji beddel. Ka feker sida iyo marka aad doonayso inaad dadka u sheegto, falcelinta adiga aad filayso iyo sida aad u aragto mustaqbalka.

Waa inaadan u sheegin qof kasta isla markaaba. Tusaale ahaan, waxaad marka koowaad u sheegi kartaa xirfad yaqaanka daryeelka caafimaadka ama qof kale oo sinji beddel ah. Waxaad markaa u sheegi kartaa saaxiibadaada ugu wanaagsan, waalidka iyo qoyska tusaale ahaan, iyo ka dib dadka kale.

Marka xigta, waxaa dhici karta inaad beddesho muuqaaga ama magaca. Dadka qaar way ku adagtahay inay beddelaan qaabka ay kuu arkaan.

Galmada.

Dad badan oo sinji beddelka ah ma jecla jidhkooda. Tan macnaheedu waxa weeye galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ahaan waxay helaan shay adag. Tani way beddelmi kartaa daawaynta hormoonada ka dib ama qaliinka. Sinji beddelku ka dib caadi ahaan waxa uu aad ugu qanacsanaanyaa jidhkooda.

Hormoonadu saamayn xoog ah ayay ku leeyihiin rabitaanka galmadaRabitaanka galmadaDareenka aad jeclaan lahayd inaad samayso galmo, Qofka waxa uu dareemi karaa rabitaanka…Akhri wax badan. Dadka qaarkooda waxay leeyihiin rabitaan galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan oo sareeya kuwa kalana way hoosaysaa. Hormoonada ragu caadi ahaan waxay kordhiyaan rabitaanka galmada iyo hormoonada dhediga oo yareeya rabitaanka. Qaliinku waxa uu kordhin karaa mar labbaad rabitaanka galmada.

Iska ilaalinta STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan

STIyadu waa cudurada lagu kala qaado xidhiidhka galmada ee qofka qaba STI Waxaad yarayn kartaa khatarta cudurka.

Raga sinjigooda beddelay (dadka markay dhasheen ahaa dhedig laakiin kuwaas oo leh aqoonsiga jinsigaAqoonsiga JinsigaDareenka hoose ee ninka, haweenayda ama labbadaba. Dareenka qofk’a caadi ahaan waafaqsan galmadiisuisaga…Akhri wax badan raga):

  • Isticmaal kondhom muddada galmada siilkaGalmada siilkaGalmada wadata gelinta ee siilka.Akhri wax badan iyo galmada futada. Waxaa jira kondhomyo cabbir kasta leeg. Waxaad isticmaali kartaa shayga afka lagu xidho halkii aad ka isticmaali lahayd kondhom.
  • Haddii aad weli leedahay afka siilkaAfka siilkaQaybta dibada ee xubinta taranka dhediga. faruurta, kintirka, kaadi mareenka iyo daloolka siilka…Akhri wax badan, waxaad sidoo kale isticmaali kartaa kondhomka dhediga.
  • Waa inaad sidoo kale isticmaasha biyaha-kusaleysan ama silicone-ta ku saleysan (saliid maya) jeel xiliga galmada dabadda. Tani waxay ka mamnuucdaa kondhomku inuu dilaaco.

Haweenka sinjigooda beddelay (dadka ahaa lab markay dhasheen kuwaas oo leh aqoonsi sinji dhedig):

  • Isticmaal kondhom muddada galmada siilka iyo galmada futada. Waxaad sidoo kale isticmaali kartaa kondhom muddada galmada siilka.
  • Had iyo jeer isticmaal xaydh, xataa marka galmada siilka. Tani waxay ka mamnuucdaa kondhomku inuu dilaaco.
  • Ka feejignow galmada futada sababtoo ah maqaarka daba u dhow waa khafiif.

Waxaad sidoo kale ka difaacsan tahay STIs haddii adiga iyo lamanaahaaga joogtada labada baaritaankka aan laga helin STIs oo aad la sameeyn galmo dadka kale.

Kondhomka

Kondhomka dhediga

Rabadhka celiya candhuufta

Xaydh biyo ku salaysan

Rabitaanka in carruur la dhaloRabitaanka in carruur la dhaloDoonaya inay ilma dhasho Dadka qaar waxay uq abaan rabitaan xoogan inay carruur…Akhri wax badan

Hormoonada ama qaliinka sinji beddelku waxay sababi karaan madhalaysnimo. Haddii aad rabto inaad carruur yeelato, waxad dooran kartaa unuga shahwadaUnuga shahwadaQayb yar oo a'h shahwada ninka taasoo bacrimin karta haweenayd'a unugeeda ugxanta. Marka…Akhri wax badan daawaynta ama unug ukuntaada la qaboojinaya. Kala hadal xirfad yaqaanka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan