Galmada muddada uurka
Waxaan sameeyn kartaa galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan marka aad uur leedahay.
Haweenka qaar ayaa waay doonayaan inay sameeyaan galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan badan marka ay uurka leeyihiin, kuwa kale waxay doonayaan wax ka yar:
- Dhowr bilood ee hore ee uurka, haween badan xiiso yar ayay u qabaan galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan, waxay dareemaan yalaalugo, daal iyo naaso xanuun badan. LamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan badan ayaa sidoo kale walaacsan mustaqablka waxayna dareemayaan walac inta lagu jiro xiligan.
- Si kastaba ahaate, siilka, kintirka, iyo ibtaIbtaKuus yar oo ku yaala dhexda ee qofka le'h naasaha. Haween iyo ragu…Akhri wax badan ayaa xasaasiyad badan. Haweenka qaarkood waxay dareemaan sidii oo ay galmo badan samaynayaan.
- Haweenka qaarkood, muddada galmada uurku aad ayay u xanuun badan tahay.
Raga qaar waxay u arkaan dhibaato inay galmo la sameeyaan lamanaahooda uur iyadda oo cabsanaya iyada iyo ilmaheeda.
Waxyeelo kuma aha uur jiifka.
Galmadu khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan kuma aha uur jiifka. Minka wuxuu ilaalinaya ilmaha. Gelitaanka minka (ilmo galeenka) wuu xiran yahay. Shahwada ma gali karto minka.
Tani khatar maaha ilma qubasho ah, laakiin galma ha samayn haddii ummulisadaada ama dhakhtarkaaga haweenku kugula taliyo inaadan samayn.
Galmada waxay ka badan tahay gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan. Waxaa jira noocyo kala duwan oo galmo ah. Sidoo kale waad siiigaysan kartaa, salaaxi kartaa, daliigi kartaa, kalkoolin karta ama waxaad la sameeyn kartaa galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan lamaanahaaga.

Haweenay uur leh oo taagan. Xoog saaridu waa xubnaha taranka gudaha oo leh uur jiifka ku jira gudaha makaanka.

Faahfaahinta xubinta taranka ku jirta haweenay uurleh. Uur jiiftu waxay ku jirtaa makaanka. Gus ayaa gelaya siilka oo ma gaadhi karo uur jiifta.
Meela kala duwan
Waxaad isku deyi kartaa meelo kala duwan oo ka raaxo badan oo ka xanuun yar

Tusaale ahaan 1 galmada xiliga uurka: Naag uur leh oo kor fadhis nin.

Tusaale ahaan 2 galmada xiliga uurka: Nin iyo naag uur oo isdhinac jiika, ninka wuxuu dambeeya naagta.

Tusaale ahaan 3 galmada xiliga uurka: Naag uur leh oo ku fadhisa gacmahaeeda iyo jilbaheeda. Ninku waxa uu ku fadhiistaa jilbahiisa isagoo iyadda ka dambeeya.
Iska ilaalinta STIyada
Naftaada uga ilaali STIs cinjirka. Waxaad qaadsiin kartaa uurjiifkaaga STI. Tani waxay caqabad ku noqon kartaa ilmaha.
Kondhomka