U turjun:

Falcelin jidhka muddada galmada

Inta lagu jiro galmada raga iyo dumarka waxay marayaan wajigo kala duwan oo kacsi ah. Wejiyadu isugu mid maaha qof kasta oo way kala duwanaan karaan wakhti kasta.

  • rabitaanka’
  • kicida
  • hamadaHamadaDhererka kicitaanka galmada. Si xoogan waxay u tahay dareen farxad leh. Dhammaan muruqyadaadu…Akhri wax badan
  • hoos u degida

Garaafka wuxuu tusinaya wajiyo kala duwan ee jirka qooqan. 1. rabitaan, 2. qooq, 3. kacsi, 4. deganaan

Rabitaanka

Marka hore waxaad dareemeysa rabitaanka kacsigaKacsigaGus adah. Ninku wuu kacsadaa marka isaga galma ahaan dareenkiis ala kiciyo si…Akhri wax badan. Waxaad dareentaa inaad galmoonayso.

Kicinta galmadaKicinta galmadaDareen farxadleh oo abuura rabitaanka galmada. Kicintu waxay sii korodhaa muddada galmada. Marka…Akhri wax badan

Haddii jidhkaagu kaco, ka dibna xiisaa ku qabanaya:

  • guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan ayaa gacaya, wuu weynaya kor ayuu ku kacaya, tani waxaa la dhahaha kacsi (raga);
  • siilka ayaa qoyaya (haweenka);
  • faruuraha iyo kintirka ayaa bararaya (haweenka);
  • IbtaIbtaKuus yar oo ku yaala dhexda ee qofka le'h naasaha. Haween iyo ragu…Akhri wax badan ayaa aad kaacanaysa;
  • wadnahu xoog ayuu ugaraacaa.

Markaad aadu kacdo, kicista jidhkaaga ayaa korodha.

Kicitaanka galmadu waxa uu ku xidhanyahay waxa ku dhaca jidhkaaga, laakiin sidoo kale waxa aad dareento oo ka fekerto. Waxaad sidoo kale u yeelaneysa dareen jilcan dhanka lamanahaaga ama waxaad madaxaaga soo galaya galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan.

Hamada

Hamadu waxa weeye sii dayntaSii dayntaDheecaanka ka baxaya jidhka, tusaale, ka baxaya siilka, guska, futada. Wakhtiyada qaarkood waxaad…Akhri wax badan tamarta galmda jidhkaaga:

  • muruqyada sagxada misigta way isku soo ururtaa;
  • Inta badan raga way biyo baxaan marka ay kacsadaan. Shahwo ayaa ka soo baxaysa ama ka soo daadanaysa guska.
  • Qaar ka mid ah haweenka waxay yeelanayaan dhacaan oar oo ka soo baxa siilka, oo la mid ah biyo bax.

Raga iyo haweenka inta badan ma leh hamada sare oo farxadeed .

Hoos u degida

Hamada galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ka dib, kicitaanku wuu iska tagaa oo jidhkaagu hoos ayuu udegaa.