U turjun:

Waa maxay bikranimadu?

Bikranimadu waxay la macno tahay qof aan weli samayn galmo. Waxaa jira nooyo kale oo badan oo galmada loo sameeyo, ka sakow galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Waxaa jiro aragtiyo kala duwan haddii aad sidoo kale lagu bikro jabiyo iyo hadii yadda noo marayo noocyada kale ee galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan

Labbadaba wiilasha (raga) iyo gabdhaha (haweenka) waxay noqon karaan bikrooyin.

Xuubka bikirkaXuubka bikirkaGirgir laalaab leh xaga afka siilka. Ma ahan shaabad taas oo xirta Siilka,…Akhri wax badan: maaha caddaynta bikranimada

Ma dareemi kartid ama ma dareemi kartid qof inuu yahay bikro. Xitaa dhakhtarka ma sameeyn karo tani.

Xuubka bikirka maaha caddaynta bikranimada:

  • Xuubka bikirku waa xuub kaas oo xidha siilka. Waa nooc unug oo wareegan taas oo kala baxaysa. Xuubka bikirka sidaas awgeed ma jeexmo gebi ahaan marka haweenaydu loo galmooda wakhtiga ugu horaysa.
  • Inta badan dumarka ma dhiigaan marka loo galmooda marka ugu horeysa. Haddii xuubka bikirku aad u giisanyahay, haweenaydu way yar dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan bixi kartaa. Qaliinka lagu dhisayo ama dib loogu hagaajinayo xuubka bikirka inta badan wax faraq ah ma sameeyo.
  • Naagta ma ku bikro jabsayso iyadda oo isticmaalaysa taambooni inta lagu jiro waqtiga caadadeeda

Haweenay jiifta iyaddoo lugaha kala bixisay. Yoolku waa weeye xubinta taranka la arki karo.

Faahfaahinta xuubka bikirka gudaha siilka: nud girgir aan kala jabayn. Xuubka bikirku waa xuub kaas oo xidha siilka.

Faahfaahinta xuubka bikirka aan dilaacin muddada galmada. Tani waa waxa dhaca badanka xaaladaha.