U turjun:

Sida loo uuraysto

Cadaada: bilowga wareegaWareegaTirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayd'a dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee…Akhri wax badan caadada

Waxaad qaadi karta uur bil walba maalmo gaar ah wareegaaga cadaada. Wareega cadaada bilaabmaysa maalinta koowaad uu dhiiga ka istaago. Tani waxaa la dhahaacaado.

Wareegaagu wax uu dhammaadaa 28 maalmood.

  • Haweenka qaarkood waxay leeyihiin wareeg ka yar oo kuwa kalana waxay leeyihiin mid ka dheer.
  • Wareegu waxa uu dhamaadaa inta u dhexaysa 25 iyo 35 maalmood.
  • Haweenka qaarkood waxay leeyihiin wareeg aan caadi ahayn. Bil kasta, wareegoodu waxa uu ku kala duwan yahay dherarka.
  • Dherarka wareega haweenku waa uu isbeddela muddada cimriga nolosha. Inta lagu jiro qaangaarnimada, wareega caadada inta badan way khaldantaa.

Haweenay taagan Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.

Cadaada: bilowga wareega caadada

Soo saarida ugxantaSoo saarida ugxantaDaqiiqada unuga ugxanta bislaaday la sii daayo 1 ka mida ugxan sidaha. Ugxanta…Akhri wax badan

Ku dhawaad 14 maalmood ka hor cadaada xigta, caadada way dhacaysa. Tani waa unugyada ukunta ee ka soo baxda minka.

Kadib ugxaanta, unuga ukuntaUnuga ukuntaUnuga sinjiga dhediga. Haweenaydu waxay ku dhalaataa unugyo ugxan badan oo ku jira…Akhri wax badan waxaa loo qaadaya minkaiyada oo loo marinayo tuubyada faloobiyaanka ah. Ilaa 4 ilaa 5 maalmood ka dib siidaynta ugxanta, unuga ukunta waxa uu gaadhaa ilma galeenka. Ilma galeenka waxa uu u diyaar garoobaa abqaalida unuga ukunka.

Sii daynta ugxanta:ukun bislaatay ayaa ka baxda ugxan sidaha

Qaadista unuga ukunta bislaatay ee ilma galeenka iyaddoo sii maraysa dhuunta faloobi.

Bacriminta unuga ukunta

Waxaad qaadi kartaa uur haddii ay unuga shahwadaUnuga shahwadaQayb yar oo a'h shahwada ninka taasoo bacrimin karta haweenayd'a unugeeda ugxanta. Marka…Akhri wax badan ay la bacrinto unuga ukunta. Tani waxay ku dhacda ninka galmada sameeynaya. Marka uu ninka biyo baxo xiliga galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan, unugyada shahwada waxay galayaan siilkaaga. Waxaad uuraysataa haddii:

  • Hal unuga shahwada ah waxa uu galaa unuga ukunta oo waa uu bacrimiyaa, iyo;
  • unugga ukunta bacrimisan waxay awoodda inay ku beeranto xuubka minka oo bilow inuu koro.

Ka hor inta aanu biyo bixin, ninku waxaa laga yaabaa mar hore inuu lumiyay wax yar oo dheecaan ah oo ka koobnaan kara unugyada manida. Ka bixinta guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan ka hor inta uu ninka biyo bixin sidaa darteeed qaab aan aad loogu kalsoonayn oo ka hortagga uurka ah.

Haddii aad uur leedahay, caadoCaadoWaayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil…Akhri wax badan ma keenaysid. Si kastaba ha ahaatee, haweenka qaarkood waxay lumin karaa qayb dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan ah bisha u horaysa ee uuraysigaUuraysigaWakhtiga marka haweenaydu ay filayso inay dhasho ilmo. Uurku waxa uu bilaabmaa marka…Akhri wax badan.

Si kastaba ha ahaatee waxaad uuraysataa ilaa 6 maalmood bil kasta. Unuga ukuntu wax auu noolaadaa ilaa 1 maalin iyo unuga manida waxa uu noolaadaa 5 maalmood. Waxaad bacrimineysa ilaa 5 maalmood ka hor ugxan siidaynta iyo 1 maalin ugxaanta kadib. Maalmaha soo socda, ilaa maalmaha ka horeeya ugxan siidayntaada xigta, waxaad tahay mid rimaya. Si kasta ahaate, waa adag tahay in la go’aamiyo marka ugxanta ay dhici doonaan sidaa darteed way adag tahay in la ogaado maalmaha ay bacrimayso.

Ninku waxa uu ku biyo baxaa siilka haweenayda. Unugyada shahwada waxay u dabaashaan dhan unuga ukunta bislaatay.

Bacriminta: hal unuga shahwada ah waxa uu galaa unuga ukunta oo waa uu bacrimiyaa, iyo;

Ku beerida ukunta bacrimisan gudaha xuubka dheecaanka leh ee ilma galeenka

Caadada: uur aan lahayn

Haddii ukunta aanay bacrimisnin, ilmagaellnku waxa uu soo saaraa ukunta iyo xuubka dhecaanka leh Waxaad heshaa dhiigaaga caadada: dhiigu waxa uu ka baxaa jidhkaaga oo sii maraa siilkaaga. Caadada waxay ku dhammaaneysa 3 ilaa 7 maalmood. Wareega cusub waxa uu bilaabmaa wakhtigaas.

Muddada dhiiga caadada: ukuntu ma bacrimisna. Wareega cusub waxa uu bilaabmaa.

Ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan

Haddii aanad rabin inaad hadda dhasho carruur, isticmaal kaniinka ilmaha kala fogeeya.