Ka ilaalinta HIV
Siyaabaha aad naftaada u ilaalin karto
- Kondhomyadu waxay ka difaacaan HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan waxayna yareeyaan halista qaadista STIs kale. Isticmaal kondhom xilliga galmada siilkaGalmada siilkaGalmada wadata gelinta ee siilka.Akhri wax badan ama dabada. Ha u ogolaan dhiiga ama shahwada afkaaga xiliga galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan. Ha liqin. Tani waxay aad u yaraynaysaa halista qaadista HIV.
- U isticmaal oo keliya qalabkaaga ama qalabka cusub ee duritaanka.
- 99% dhammaan carruurta ay dhalaan hooyooyinka qaba HIV waxay ku dhashaan HIV la’aan, haddii hooyadu qaadato dawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan.
- Dadka qaarkiis waxay qaadan karaan daawada ka hortagga HIV. Daaweyntaan waxaa loo yaqaan PrEPPrEPDaawaynta dawooyinka HIV ee ka hortegista cudurka HIV. PrEP (Pre Exposure Prophylaxis) si…Akhri wax badan.
Haddii aad qabto HIV oo aanad helin daawaynta , waxaad qaadsiin kartaa dadka kale, xitaa haddii aanad weli lahayn wax calaamado ah.

Isticmaal kondhom xilliga galmada siilka ama dabada. Ha aqbalin dhiiga ama shahwada xiliga galmada afka.

U isticmaal oo keliya qalabkaaga ama qalabka cusub ee duritaanka.

Qaado dawo inta aad uurka leedahay haddii aad qabto HIV.
Xaalad degdeg ah
Haddii aad qaaday HIV , waxaad qaadan kartaa daawo loo yaqaan PEPPEPPEP (post-exposure prophylaxis) waa ku daawaynta ah HIV dawooyinkiisa ka dib xidhiidhka glamada…Akhri wax badan. Qaado daawada sida ugu dhakhsaha badan (doorbidayaa 2 saacadood gudahood iyo ugu dambayn 72 saacadood). Sida ugu dhakhsaha badan ee aad daawadu u qaadato, way sii badanaysaa fursada aanad qaadin. Weydii dhakhtarkaaga ama adeega caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan deegaanka (GGD) caawinaad.
Nin la hadlaya bixiye daryeel caafimaad.
Daawaynta ka hortagga ah ee daawada HIV: PrEP
PrEP waa daawo HIV oo ka hortagta caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan HIV. PrEP ma beddesho cinjirka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan, maadaama kaniiniga PrEP uu kaliya ka ilaaliyo HIV ee kama ilaaliyo STIs kale. Waxay siisaa difaac dheeraad ah dadka halista sare ugu jira inay qaadaan HIV. PrEP, waxaad qaadataa hal kaniini maalin kasta wakhti go’an oo aad dooratay. Ragga u galmooda ragga waxay dooran karaan inay qaataan PrEP ka hor iyo ka dib galmada:
- 2 kaniini 2 ilaa 24 saacadood ka hor galmada dabada iyo
- 1 kaniini 24 saacadood ka dib qaadashada hore iyo kaniini kale 24 saacadood ka dib
Kahor intaadan bilaabin PrEP, waa inaad hubisaa inaad ka xor tahay HIV. Waa inaad iska hubisaa adeega caafimaadka deegaankaaga (GGD) ama GP-gaaga saddexdii biloodba mar.
Iibso PrEP
Waxaad ka iibsan kartaa PrEP farmashiyahaFarmashiyahaKa adeego meesha aad ka heli karto daawooyinka ee la jirta warqadda daawada dhakhtarkaaga kuu…Akhri wax badan adigoo wata warqad dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan. Tan kuma jirto caymis caafimaad, qiimuhuna wuu ku kala duwanaan karaa farmashiyaha.
Ma jirto khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan dheeraad ah oo caabuqa ah
Haddii aad u qaadato dawooyinkaaga HIV si sax ah maalin kasta, qadarka HIV ku jira dhiigaaga (xamuulka fayraskaXamuulka fayraskaQadarka HIV ee ku jirta dhiiga. Haddii xamuulka fayrasku uu sareeyo, HIV waxaa…Akhri wax badan) wuu yaraadaa. Dhowr bilood kadib, inta badan ma laga heli karo, in kastoo uu fayriska weli ku jiro jirkaaga. Markaas in dheeraad ah uma gudbin kartid HIV kuwa kale.
Hoosta xaaladaha qaarkood, waa kuu suuragal adiga inaad samayso galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan aan lahayn kondhom lamaanahaaga joogtada ah (xidhiidhka joogtada ah) kaas oo aan qabin HIV.
- Haddii aad u qaadato dawooyinkaaga HIV si sax ah maalin kasta, oo
- Haddii, ugu yaraan 6 bilood, qaadista fayriskaaga aan in dheeraad ah la ogaan karin, iyo
- Haddii culayska fayraska aad sido la eegay wax ka yar 6 bilood ka hor;
- Haddii aadan qabin STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan kale iyo dahaadhka xuubka ee afkaaga, dabadaada, guskaaga ama siilka aanay waxyeelo gaadhin.
La hadal dhakhtar iyo lamaanahaaga haddii aad doonayso galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan aan lahayn kondhom.