U turjun:

Dhiscaynta ilmaha

Dilanka waa dhalmada bilaha ugu horeya ee uurka halkass oo ilmaha caloosha ku jira aysan u korin inay ku noolaadan banaanka minka.

Astaamaha qubashada uurka ee hore

Astaamahaqubashada uurka ee hore waxay la mid yihiin kuwan muddada dhiiga caadada culus:

  • inaad ka dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan baxdo siilka;
  • majiirka ama xanuunka caloosha.

Haddii aad leedahay astaamahan, la xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan ama dhakhtarka haweenka.

Astaamaha qubashada uurka hore: luminta dhiiga ka imanaya siilka.

Astaamaha uur qubashada hore: majiir ama xanuun caloosha ah.

Haddii aad leedahay astaamahan, la xidhiidh dhakhtar ama dhakhtarka haweenka.

Sababaha qubashada uurka

Waxaa jiri kara sababo badan oo qubashada uurka ah. Badanka uur jiifta waxay leeyihiin ceeb oo si wanaagsan uma koraan. Waxay sidoo kale sababi kartaa, tusaale ahaan, caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan, cilada hormoonkaHormoonkaWalaxda uu jidhku soo saaro. Hormoonada waxay muhiim u yihiin shaqooyinka jirka kala…Akhri wax badan ama beermida xun ee minka. Inta badan ma cadda waxa sababay qubashada uurka. Caadi ahaan qubashada uurku saamayn kuma laha uuraysigaUuraysigaWakhtiga marka haweenaydu ay filayso inay dhasho ilmo. Uurku waxa uu bilaabmaa marka…Akhri wax badan mustaqbalka.

Qubashada uurka maaha khaladka hooyada. Hawlaha jidhka caadiga ah, sida socodka ama wareegaWareegaTirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayd'a dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee…Akhri wax badan, weligeed maaha sababta qubashada uurka.

Galmada muddada uurka waxyeelo kuma aha uur jiifka. Waxaad samayn kartaa galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan iyaddoo dhakhtarku kugula taliyo mooyee.

Murugo

Naagta uurka leh iyo lamanaheeda ayaa isla markiiba ku xirmaya ilmaha aan dhalanin. Marka uur jiiftu dhimato, tani waxay sababi kartaa murugo qoto dheer.

Labbada lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan waxay xaq u leeyihiin inay murugoodaan. Waa inay la tacaalaan waayitaanka oo ay noloshooda meel uga helaan. Ka wada hadla ama kala hadla mid ka mid ah xirfad yaqaanada caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan hoose.