Gudbinta cudurada ka imanaya hooyada ilaa uur jiifta.
STIs
Waxad qaadisiin kartaa ilmaha caloosha ku jira haddii STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan aan la daawaynin. Waxay khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan u noqon kartaa uur jiifta haddii STI aan la dawayn. Haddii aad ogtahay inaad qabto STI, La hadal dhakhtarkaaga guud ama umulisada. Waxay kugu caawin karaan inaad qaado tallaabooyinka xiga si aad u ilaaliso ilmaha caloosha ku jira.
Inta badan STIs waa la daawayn karaa xiliga uurka iyadda aan wax khatar ah la gelinin, marka laga reebo cagaarshowga BCagaarshowga BCaabuqa beerka ay fayrsku sababtay. Tallaalka waxa uu ka hortaggi karaa cagaarshowga B.…Akhri wax badan. Haddii cagaarshowga B, ilmaha waxaa lagu tallaali doonaa dhalmada kadib.
Nabarada siilka waxay ku dhammaan 3 bilood uurka ah waxayna khatar galin karaan ilmaha caloosha ku jira. La xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka isla markaaba.
Haweenayda uurka leh had iyo jeer waxaa laga baadhaa dhowr STIyada ah. Haddii aad doonayso baadhitaanka STI, waxaad waydiin kartaa ummulisadaUmmulisadaQof tababaran kaas oo caawiya haweenka uurka leh ka hor, muddada iyo ka…Akhri wax badan ama dhakhtarka haweenka.
Haweenayda uurka leh had iyo jeer waxaa laga baadhaa dhowr STIyada ah. Haddii aad rabto in lagaa baadho STI gaar ah, waa inaad waydiisaa dhakhtarka.
HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan
Haddii aad qabto HIV, weli waxaad dhali kartaa carruur kuwaas oo dhalanaya iyaga oo qaabin HIV:
- Haweenayda uurka leh ee qabta HIV waa inay qaadataa dawooyin muddada uurka iyo ummulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan. Xaaladan, wax ka badan 99% ayaa ku dhasha HIV.
- Ilmahu waxa uu wakhtiyada qaarkood ku dhalan doonaa qaliinka uurka. Ilmaha waxa uu sidoo kale u dhalan karaa si dabiici ah haddii dhakhtarku umaleeyo inay badbaado tahay.
- Ilmaha waxaa la siiyaa dawooyin dhalashada ka dib.
- Inta badan dhakhatiir Netherlands wxaa lagu taliya inay ilmaha ku siyaan masaad caaaha halkii ay naaska ka nuujin lahayeen, maadama tani ay baabi’in karta khatarta gudbinta HIV. Si kastaba ahaate, hooyada qabta HIV waxa laga yaaba inay ku burburiso fayraska naasnuujinta iyadda oo kormeerayo dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan. La tasho dhakhtarkaaga/xirfadalaha HIV haddii aad tixgelineyso tani.

Haweenayda uurka leh ee qabta HIV waa inay qaadataa dawooyin muddada uurka

Ilmahu waxa uu wakhtiyada qaarkood ku dhalan doonaa qaliinka uurka.

Ilmaha waxaa la siiyaa dawooyin dhalashada ka dib.

Hooyadu waxay ku quudisaa dhalo ilmaha.