U turjun:

Garo haddii aad qabto STI

STIyada inta badan ma laha astaamo cad. Had iyo jeer ma arki kartid haddii aad qabto STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan. Naftaada ka baadha dhakhtarkaaga guud ama adeeg caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan dad waynaha ee degmadda (GGD) haddii ad doonayso inaad hubsato inaad qabto STI.

Nin la hadlaya xirfad yaqaanka caafimaadka.

Astaamo

Haddii aad qabto mid ka mid ah astaamaha soo socda waxaad qabi kartaa STI:

  • dhacaanka soo baxaya minka, siilka, ama dabadda (jaale, cagaar, buni, uraya ama dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan). Caadi ahaan waa caadi in dhacaan ka soo baxo siilka (dhacaanka siilka) Haddii dheecaanku aad u uro ama midabku isbeddelo, waxay noqon kartaa astaantaAstaantaXalaamada ku tusta inaad qabto cudur amacaabuq, tusaale: xanuun, dheecaan, daal, burooyin.Akhri wax badan STI.
  • isbeddelada maqaarka: finaanka, honqrada., nabarada ama dhacaanka ku yallada/hareeraha/gudaha guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan, dabadda ama afka/dhuunta;
  • xanuunka iyo/ama dareenka gubashadaDareenka gubashadaXanuunka la dareemo sidii qayb xubintaada taranka inay gubanayso. Xanuunku waxa uu muuqan…Akhri wax badan marka tagto musqusha;
  • cuncunka guska, siilla, dabadda, ubacdada;
  • dhiiga baxa ama calool xanuunka marka aad samayneyso galmada (gelitaanka);
  • xanuunka mid kad mid labada ama hal xaniin (ragga);
  • dhiiga ku saxarada. 

CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan Siilka

Astamaaha qaar haweenka (dhacaanka, siiil cuncunka, kaaid gubasho marka la kaadinayo) waxay noqon kartaa caabuqada labada fangal: bateeriyada siilka ama caabuqada xubinta taranka.

GalmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ahaan ma gudbaan (maaha STI yada) Waxaa loogu yeedhaa caabuqyada siilka.

Weydii dhakhtarkaaga guud wixii talo ah.

Daawaynta STI

Astaamaha STI waxay qorsoomaan addoo weli qaba STI. Weli waxaa du baahan doontaa in lagu daweeyo. Badanka STI yada waa la daweeya ama astaamahooda waa la dawayn karaa.

Caaqibo ahaan dawayn la’aanta STI waxay noqon kartaa inay dhib kaa qabsato uuraysigaUuraysigaWakhtiga marka haweenaydu ay filayso inay dhasho ilmo. Uurku waxa uu bilaabmaa marka…Akhri wax badan (rimis la’aan).

STI yadu waxay sidoo kale yeelan karaan cawaaqib khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ah oo caafimaadkaaga ah haddii aan la dawayn. Waydii dhakhtarkaaga guud ama adeega caafimaadka dad waynaha ee degmadda (GGD) wixii talo ah.