Waa maxay dagaalka galmaddu?
Dagaalka galmadaDagaalka galmadaKu khasbida qof si dagaal leh, caadi ahaan jidh ahaan, inuu galmosameeyo. Tusaale ahaan,…Akhri wax badan waa xeer galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan aan rabin ama hawl. Dhaqanka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ama howsha waa xadgudubka galmada marka:
- ma lagu sameeynin oggolaansho: ugu yaraan mid ka mid ah lamanayaasha aan oggolaanin inay ka qeybqaatan howsha iyo/ama;
- ma jiro qabsid: mid ka mid ah lamnaaysha waxaa qasban yahay iyo/ama;
- lamanayaasha ma siina. Tusaale ahaan: mid ka mid ah lamanaaha ayaa ka awood badan kan kale, tusaale ahaan dhakhtarka iyo bukaanka ama macalinka ama ardayga, mid ka lamanayaasha wuxuu ka yar ah 18 waana naafo iyo farqiga dada kama badno 5 sano.
Qaababka qaarkood dagaalka galmada ah waa:
- dhibaataynta galmadaDhibaataynta galmadaXadgudubka galmada waxaa loola jeedaa faalooyin, dhaqdhaqaaqa iyo ficillada ee galmada dabiciiga ah…Akhri wax badan;
- Weerar anshax daro ah iyo kufis;
- ku xagdubka ilmaha.
Qof gala dadaagalka galmada inta badan waa qof dhibaneDhibaneQofka ka cawanaayo shay kaas oo aan ahayn qaladkooda.Akhri wax badan u ah ama qof lagu kalsoon yahay sida xubinta qoyska, lamanaha ama saaxiibka. Sidoo kale waxa uu noqon karaa qof si buuxda qariib u ah.
Dagaalka galmada waa ka dambi Netherlands. Laakiin waxaan sidoo kale u aragna ddhaqanka galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan oo aan la rabin taasi waa ciqaab ama la aqbali karo. Waa muhiim inaad aqoonsato inaad dhaqan labeeb galmo ahaan marka khalad ma ahan. Qofka xadkiisa soo gudba ayaa Khaladka iska leh. Dabeecadaha dhibanaha, sida ay u labistan, waxaa ay dhahaan ama marnaba ma cudurCudurMarka qo'f jidhkiisa, qaybta jidhka ama maskaxda aanay in dheeraad ah si waansag…Akhri wax badan daartaan galmada dhaqanka labeebka.