U turjun:

Kondhomka dhediga

Cinjirka dheddiga waa qaabka looga hortago uurka.
Waa kiidh rabadha ah Ciniikra wuxuu ku leeyahay labada dhinac wareeg laastiiga ah: wareegaWareegaTirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayd'a dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee…Akhri wax badan dibadda ah iyo wareeg gudaha ah. Wuxuu ururiya shahwada marka ninka uu biyo baxo.

Kondhomka dhediga

Sida loo gashado kondhomka dhedigaKondhomka dhedigaKodhom wayn taas oo ay haweenay geliso siilkeeda. Kondhomku waxa uu urursha'a shahwadaninka.…Akhri wax badan

Gasho cinjirka dheddiga ka hor gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan. U samee qaabka soo socda:

  • Hubi in taariikhda dhicidaTaariikhda dhicidaMaalinta u dambaysa ee alaab la isticmaali karo. ka dib maalintan, alaaba in…Akhri wax badan aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.
  • Maroojinta shayga wareegsan ee gudaha.
  • Geli kondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan gudaha siilka.
  • Geli 1 far gudaha siilka oo ku riix shayga wareegsan hoos ilaa inta suuragalka ah. Ka taxadar cinjirka inuu dhaqdhaqaaqin mar walba guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan inuu ku dhex jiro gudaha xiliga galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
  • Wareega dibada ah waxa uu meel ku hayaa kondhomka marka la isku galmoonayo. Waxay ahaataa jidhka dibadiisa oo waxay dabooshaa aaga ku xeeran siilka.
  • GalmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ka dib, qaado shayga wareega san ee dibada oo yara qalooci marka aad soo jiidayso kondhomka. Ka feejignow in shahwadu aanay gelin siilka.
  • Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.

Isticmaalka kondhomka hal mar.

Faahfaahinta miskaha naagta: 1. cinjirka dheddiga, 2. minka, 3. siilka, 4. dabadda and 5. kaadi mareenka.

Hubi in taariikhda dhicida aanay weli dhaafin. Keliya isticmaal kondhomada summada tayada CE wata ee ku duubantahay.

Maroojinta shayga wareegsan ee gudaha.

Geli kondhomka gudaha siilka.

Geli kondhomka gudaha siilka.

Geli 1 far gudaha siilka oo ku riix shayga wareegsan hoos ilaa inta suuragalka ah.

Wareega dibada ah waxa uu joogaa dibada jidhka oo waxay dabooshaa aaga ku xeeran siilka

Wareega dibada ah waxa uu meel ku hayaa kondhomka marka la isku galmoonayo.

Galmada ka dib, qaado shayga wareega san ee dibada oo yara qalooci marka aad soo jiidayso kondhomka.

Ku tuur kondhomka la isticmaalay daasada qashinka.

Aad la isuguma halayn karo marka si khaldan loo isticmaalo

Marka kondhomka dhediga si sax ah loo istcimaalo, waa qaab aad la isugu halayn kara oo ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan ah. Si kastaba ha ahaatee, kondhomka dhediga inta badan looma isticmaalo qaabka hore loo sharaxay. Xaaladaas, kondhomku aad la isuguma halayn karo. 

Aan aad la isugu halayn karin.

Ka hortagga HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan iyo STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan

Cinjirka sidoo kale wuxuu ka difaacaya HIV wuxuu yareyna khatarta kale ee STI.

Kondhomka haweenka iyo kondhomka raga waa qaababka keliya ee ka hortagga uurka oo kaa ilaalin kara adiga kuwan,

Kondhom la isticmaalayo muddada galmada.

Iibsiga kondhomka haweenka

Waxaad ka iibsan kartaa cinjirka dheddiga, tusaale ahaan farmashiga, dukaanka daawada ama internet-ka. Ma u baahnid inuu dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan kuu qoro.

Cinjirka dheddiga wuxuu joogo qiimo ahaan € 3.

Waa maxay qiimaheedu?