Baadhida HIV
Baarista HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan ayaa kuu sheegi karta inaad qabto HIV ama in kale. Baaritaanka ayaa si ah loogu kalsoon yahay in laga helo dhigaaga HIV ilaa 6 toddobaadka kadib kadib markii laga baaro caabuqa. Haddii aad leedahay astaamaha (ka fiiri soatestwijzer.nl) marka waxay noqon kartaa muhiim inaad u tagto dhakhtarka qoyskaaga ama GGD (caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan dowladaa hoose) sida ugu dhaqsiyaha badan. Waydii xirfad yaqaanka caafimaadka haddii baadhitaanka hore uu suuragal yahay xaaladaada.
Baadhitaanka HIV waxa uu u dhacaa sida soo socota:
- Xirfad yaqaanka caafimaadku waxa uu qaadaa muunada dhiiga oo waxa uu u diraa shaybaadhka wixii ah baadhitaanka.
- Shaybaarka ayaa ka fiirin doonaa unugyada difaaca ee jira dhiigaaga.
- Shaqaalaha caafimaadka wuxuu helaya natiijyada baarista ee shaybaark hal toddobaad kadib.
- Shaqaalaha caafimaadka ayaa ku sharxi doonaa adiga oo kala hadli doonaa wax ku saabsan tallaabooyinka xiga.
Dhakhtar muunada dhiiga ka qaadaya haweenayda.
La hadalka dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan
Waxaad ula hadli kartaa si xor ah dhakhtarkaaga guud ama shaqaalaha caafimaadka ee jooga xarunta mangalyo doonyaasha dhakhtarka ma siin karo wax macluumaad ah oo ku saabsan qof kale. Isaga/iyadda waxaa waajib ku ah sharciga inay xushmadeyaan asturnaantaada.
Nin la hadlaya xirfad yaqaanka caafimaadka.
Waa maxay qiimaheedu?
Waxaa kaa baadhi karaa STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan yada iyo HIV dhakhtarkaaga guud ama adeega caafimaadka bulshada dad waynaha (GGD). Miyay jiraan khataro STIyada ah? Haddii aad buuxiso xaalado qaar ah waxaad iska baadhi kartaa bilaash xaga adeega caafimaadka bulshada dad waynaha (GGD) ee aagaaga. Dadka dhalinta yar ilaa 25 sanado jir, shaqaalaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan, raga galma la sameeya raga iyo dadka ka yimid wadamada STI ay si aad ah ugu badantahay waxay ka samaysan karaan ballan adeega caafimaadka dad waynaha ee degmadda (GGD) oo waxaa lagu baadhaa bilaash.
Waxaa sidoo kale ku baadhi kara dhakhtarkaaga guud. La tashigaaga dhakhtarka guud waa bilaasha, laakiin wakhtiyada qaarkood waa inaad iska bixisaa baadhitaanka. Tani waxay ku xidhantahay caymiskaaga caafimaad iyo xad dhaafka caymiskaaga caafimaad (eigen risico). Waydii adeeg bixiyahaaga caymiska macluumaad dheeraad ah.
Haddii aad ku nooshahay xarumaha magangalyo doonyaasha’ waxaad booqan kartaa xarunta caafimaadka oo ay bilaash tahay baarista STI.