Daawaynta HIV
Xakamaynta HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan
HIV lama dawayn karo laakiin waxaad ku xakamayn kartaa dawooyinka. Haddii aad qabto HIV oo si degdeg ah aad u qaadato dawada saxda ah, waxaad ku noolaan kartaa nolol caadi ah. Ma qaadi doontid AIDS oo waxaad xataa noolaan kartaa ilaa inta uu noolaado qof aan qabin HIV.
Waxaa jira dawooyin badan oo kala duwan oo aad qaadan karto. La taliyaha HIV waxa uu go’aan ka gaadhaa ta ay tahay dawooyinka adiga kuu wanaagsan.
Daawada HIV ayaa yeelan kartaa waxyeelo. Kala hadal la taliyaha HIV wax ku saabsan kuwan. Caadi ahaan, saamaynta aan wanaagsanayn waa la daawayn karaa. Ha beddelin qadarka oo ha joojin qaadashada dawada.
Nin qaadanaya dawooyinka HIV.
U qaadashada dawooyinka si adag sida la qoray.
Dawooyinkan keliya waxay shaqeeyaan haddii aad u qaadato dhab ahaan qaabka dhakhtarku kuu sheego inaad u qaadato.
- Waxaad had iyo jeer qaadataa qadarka saxda ah ee dawooyinka:
- Waxaad qaadataa dawooyinka maalin kasta;
- Waxaad had iyo jeer qaadataa dawada isku wakhti maalin kasta;
- Waxaad had iyo jeer u qaadataa dawooyinka qaabka saxda ah,iyaddoo ku xidhhn dawooyinka laguu qoray. Tusaale ahaan: wata cunta ama aan wadan.
- Werligaa ha joojin qaadasahda dawooyinka addoon la hadal dhakhtarka ka masuulka ah daawayntaada, ama la taliyaha HIV. Daawada ayaa loo joojin karaa si ku meel gaar ah waxayna yareyneysa waxyeelada.
Dhakhtar tusaya bukaankiisa dawo qorida.
In dheeraad ah khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan uguma jiro cudurka.
Haddii aad qaadato daawooyinkaaga si sax ah maalin walba, tirada HIV ee ku jirta dhiigaaga (culayska fayriska) hoos ayuu u dhici doonaa. Dhowr bilood kadib, inta badan ma laga heli karo, in kastoo uu fayriska weli ku jiro jirkaaga. Marka ma jirto wax khatar ah oo ah inaad qaadi siin doonto qof kale.
Xiriirka HIV
Waxaad u galmoon kartaa lamaanahaaga cinjir la’aan kaas oo aan qabin HIV:
- Haddii aad u qaadato dawooyinkaaga HIV si sax ah maalin kasta, oo
- Haddii, ugu yaraan 6 bilood, qaadista fayriskaaga aan in dheeraad ah la ogaan karin, iyo
- Haddii xamuulka fayraskaXamuulka fayraskaQadarka HIV ee ku jirta dhiiga. Haddii xamuulka fayrasku uu sareeyo, HIV waxaa…Akhri wax badan aad sido la eegay wax ka yar 6 bilood ka hor;
- Haddii aadan qabin STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan kale iyo dahaadhka xuubka ee afkaaga, dabadaada, guskaaga ama siilka aanay waxyeelo gaadhin.
Kala hadal la taliyahaaga HIV iyolamanahaagahaddii aad rabto inaad galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan sameeyso cinjir la’aan.
Lammaana hadlaya
La hadalka dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan
Waxaad si xo ah ula hadli kartaa dhakhtarada iyo kalkaalisooyinka Shaqaalaha caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan kuma siinayo wax macluumaad oo ku saabsan qof kale. Waxaa saraan waajib sharci xushmaynta asturnaantaada
Haweenay la hadlaysa dhakhtar.