U turjun:

Goynta Xubinta taranka dhediga

Guddniinka fircooniga waxaa sidoo kale lagu yeera guddniinga dumarka.

Goynta xubitan dhegida waxaa loo sameeyaa qaabab kala duwan.

  • Qeyb ahaan ama gabi ahaan ka saaridaKa saaridaIn laga soo saaro guska siilka ka hor biyo baxa. Tani waa dabiici…Akhri wax badan weyb kintirka ee muuqan kartaa (nooca 1);
  • Qeyb ahaan ama gabi ahaan ka saarida weyb kintirka iyo faruurta ee muuqan kartaa (nooca 2);
  • Isku tolida faruurta siilka marka waxaa jiro meel yar oo furan tahay oo ay soo marto kaadida iyo dhiiga ayaa ka dhigi karaa jira (nooca 3),
  • Dhammaan falalka waxyeelaynta kale ee xubnaha galmada muuqda ee haweenayda, sida wax ku muddista, wax ku darista, jarista, xoqida iyo gubbida.

Goynta xubinta taranka dhedigaGoynta Xubinta taranka dhedigaWaxaa loo yaqaanaa qaar ka mid ah sida gudniinka dheddiga.Qayb ahaan ama si…Akhri wax badan waxaa loo sameeyaa asbaabo dhaqan ah.

Haweenay jiifta iyaddoo lugaha kala bixisay. Yoolku waa weeye xubinta taranka la arki karo.

Xubnaha galmada ee naagta ee la arki karo waa: 1. faruurta banaanka, 2. faruurta gudaha 3. furista siilka, 4.kintirka. Meesha kaadidu marto (5) iyo futada (6) kama mid aha xubinta taranka.

Guddniinka fircooniga - Nooca 1: qeybta muuqan kartaa ee kintirka ayaa laga saaray.

Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 2: faruurta ayaa la jaraa.

Goynta xubinta taranka dhediga -Nooca 3: faruurta ayaa la isku tolaa.

Guddniinka fircooniga waxaa khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ku yahay caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan haweenka iyo gabdhaha. Qaar ayaa u dhiman karaa sababtoo dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan baxa. Waxays sidoo kale keeni kartaa:

  • werwer, walbahaar, naxdin iyo wakhtiyada qaarkood argagax.
  • caabuqyada iyo cudurada;
  • xauunka xiliga caadada marka ay kaadineyso;
  • khatarta sare ee STIs iyo HIV;
  • xanuunka badan iyo dhibaatooyinka dhalmada ee hooyada iyo ilmaha;
  • dhalmo la’aanta;
  • xanuunka badan eegalmadaiyo rabitaanka yar ee galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan

Goynta xubinta taranka dhediga waa sharci darro gudaha Yurub. Waxaa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan.

Haddii lagugu sameeyay goynta xubinta taranka dhediga (gudniinka) ama aad ka baqanayso in lagugu samayn doono, la xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan ururka ku takhasusay. Waxay awood u yeelan doonaan inay ku caawiyaan.