La hadalka xirfad yaqaanka caafimaadka
Haddii aad hayso su’aalo ku saabsan noloshaada galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ama xidhiidhka, ama haddii aad qabto dhibaato, waxaad la hadli kartaa xirfad yaqaano caafimaad oo kala duwan. Waxaad had iyo jeer u tagtaa dhakhtarkaag guud marka koowaad. Haddii ay lama huraan tahay, xirfad yaqaanka caafimaad waxa uu kuu gudbin karaa adiga dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan takhasus leh, tusaale dhakhtarka haweenka, ummuliso, (galmada) daaweeyaha ama dhakhtarka cilmi nafsiga.
Dhakhtarka cilmiga/dhakhtarka dhimirka ayaa ku caawin karaa hadda aad la daala dhacayso nijyad jabka, la nooshahay HIV ama leedahay dhibaatooyinka xiriirka.
Haweenay dhakhtar la hadlaysa
Maxaa lagala hadlaa xirfad yaqaanka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan?
Waxaad kala hadli kartaa xirfad yaqaanka caafimaadka wax ku saabsan arrin kasta oo kalgacalKalgacalXidhiidhka dhow. Daryeelka tixgelinta leh ee debecsan midba midka kale. Kalgacalka waxa uu…Akhri wax badan. Tusaale ahaan:
- uurka;
- Qorshaynta qoyska iyo ka hortagga uurka;
- cudurada galmada lagu kala qaado (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan);
- Dagaalka lamaanaha;
- dhibaatooyinka xidhiidhka;
- Dhibaatooyinka galmada.
Sida loola xirfad yaqaanka caafimaadka
Haddii aad doonayso inaad la hadasho xirfad yaqaanka caafimaadka tilmaamahan waxay noqon karaan diyaar:
- Ka feker dhibaatada ama su’aasha aad rabto inaad ka hadasho.
- Ka feker waxaad ka doonayso xirfad yaqaanka caafimaad. Tusaale ahaan: ma doonaysaa talo. baadhitaanka STI ama u gudbinta khabiirkta?
- Caddee haddii mowduuca uu adag yahay adigu inaad ka hadasho.
- Sharax dhibaatadaada ama su’aasha sida gaarka ah ee suuragalka ah. Tusaale ahaan: “Ma awoodi inaan kacsado.”
- Ka feker klemaddah aad isticmaali doonto. Qaamuuska erayda websaydka wuu caawin karaa,
- Waxaad kala hadli kartaa qof aad ku kalsoon tahay, marka way ku caawin karaan.
Inta badan way adagtahay in lagala hadlo mowduucyada kalgacalka xirfad yaqaankacaawimaad, laakiin tani waa qayb ka mid ah shaqadooda.
Nin la hadlaya xirfad yaqaanka caafimaadka.
Gaar ahaanshahaGaar ahaanshahaXuquuqda lagu siiyo macluumaadka qof kale iyaddoo qof loo dhaafin macluumaadkan qof kale.…Akhri wax badan
Gaar ahaanshahaaga waa la ilaaliya amarka aad la hadasho xirfad yaqaanka caafimaadka. Xirfad yaqaanadu ma wadaagi karaan macluumaadka aa du sheegto.
Shaqaalaha caafimaadka ma kula wadaagi karo macluummadka aad u sheegtay isaga/iyada.