Xalinta dhibaatooyinka galmada
Kala hadal lamaanahaag wax ku saabsan dhibaatooyinkaaga galmadda iyo wax ku saabsan waxa aa dareento. Sidoo kale wax ku saabsan waxa aad jeclaan lahayd noloshaada galmadda.
Ka taxadar naftaada iyo lamanahaaga. Hel wakhti aad wada samaysaan wax wanaagsan wada jir ahaan.
Abuur jawi dareen hami ah.
Iskud ay inaad lahaato kala duwanaansho noloshaada galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
Labba qof kuwada hadlaya sariirta
Dhiirigeli taada iyo lammaanahaaga rabitaankiisa galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan:
- Kala hadal lammaanahaaga sida aad u horumarinaysa noloshaada galmadda;
- Ka hadal waxa kacsigaKacsigaGus adah. Ninku wuu kacsadaa marka isaga galma ahaan dareenkiis ala kiciyo si…Akhri wax badan kugu keena;
- Eeg sawirada kacsiga ama daawo filimka kacsiga, ama akhri sheekada kacsiga.
Hubso in adiga iyo lammaanahaagu si ku filan aad u kacsateen markaa isku galmooteen.
Haddii aad u malaynayso inaad isticmaasho sawirada qaawan in badan. isku day inaad maamusho dhaqankaaga tusaale ahaan:
- addoo xadidaya isticmaalkaaga maalinlaha ah ee internatka;
- samaynaya hawlo kale oo ku siiya dareen farxadleh. Tusaale ahaan, ciyaaraha balwadaha ciyaarta.
Hadidi aanad u helin xal lammaanahaaga, ama dhibaatadu sii socoto, la hadal xirfad yaqaankaaga caafimaad.
Labba qof oo la hadlaya xirfad yaqaanka caafimaadka.