U turjun:

Xiiriirada iyo galmada dhalmada kadib.

Waalid u noqoshada ilmahaha ayaa beddeli kartaa xiriirka aad la leedahay lamanahaaga. Waalid u noqashada ilmaha waa hanaanka barashada.  

Inta badan dareenka wuxuu aadaya ilmaha waxaad seexaneysa waxyar. Waqti samee labaduba adiga si aad ula qabsato xaaladdada cusub oo isku day inaad saxdo. Sidoo kale wakhti isku sameeya. Sidoo kale la hadal lamaanaahaga wax kuu saabsan kala qeybsiga howsha iyo waxaad labadiinba rabtaan oo aad u baahan tihiin. 

Nolosha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan

Waa wanaagsan tahay in la sugogalmadailaa ka dareemin wax xanuun badan ah. Toddobaayada ugu horeya dhalmada kadib, jirka naagta weli wuxuu u baahan yahay soo kabasho. Waxyaabaha u qaado si yar. Ma leedahay qaliinka ama maqaarka ma laga qalay inta u dhaxeysa siilkaaga iyo dabadaada (isku furan) dilaaca dhalmada kadib? Tani waa qaabka ugu wanaagsan ee lagu sugu ilaa nabarka uu si wanaagsan u bogsaday. Dhakhtarku waxa uu ku siin karaa talo.

Ka taxadar marka aad galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan sameeyso marka ugu horysa dhalmada kadib. Si aayar ah oo degen u qaado.

Sidii lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan ahaan waa inaad heshaan dheelitiranaan cusub oo nolosha ah. Hurdo la’aan, walbahaar iyo caadifad waxay saamayn kartaa noloshaada galmada:

  • Haween badan ayaa daalan, xauunsan, ama siilka qalalan yahay ama xanuunka naasha.
  • Jirka naagtada ayaa si joogto ah isku beddelaya. Waxay yeelan kartaa miisan kale, xariiqmaha caloosha, qaabka caloosha iyo naasahaNaasaha2 xubnoon ee haweenaydu ay ku quudiso ilmaha ka dib ummulida. Naasaha waa…Akhri wax badan ayaa isbeddelaya. Labbadiinuba waa inaad la qabsataan. 
  • Marka ay naagtu naasnuujineyso, naasahooda waa culus yihiin waa xanuun badan yihiin caanaha naaskaCaanaha naaskaCaanaha ka yimaad'a naaskahaweenayda. Haweenku waxay ku quudan karaan ilmahooda caanaha naaskaAkhri wax badan ayaa ka soo daadan karaa naasahaooda inta u dhaxeysa quudinta. 
  • Naagta dareemnesysa inaysan jaclayn gamlada (rabitaaka yar ee galmada) Tani waa caadi.
  • Raa ayaa sidoo kale dhibaatooyinka ku qaba inay mar kale galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan la sameeyaan sababtoo waxay ka cabasadaan inay waxyeeleeyaan lamanahooda.

Kala hadal wax ku saabsan lamanahaaga wax ku saabsan dareenkaaga iyo rabitaankaaga. Isku day inaad dhisto nolosha galmada taas oo u wanaagsan labadiina kuna haboon xaladaada cusub. 

KalgacalKalgacalXidhiidhka dhow. Daryeelka tixgelinta leh ee debecsan midba midka kale. Kalgacalka waxa uu…Akhri wax badan

Galmada way ka badan tahay keliya gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan. Waxaa jiro sibooyin kala duwan oo kula baashaali karto lamanahaaga. Sidoo kale waad siigaysan kartaa, salaaxi kartaa, daliigi kartaa, kolkoolin kartaa ama aad la sameeyn kartaa galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan lamaanahaaga.

Tusaale 1: siigada

Tusaale 2: salaaxida

Tusaale 3: kolkoolinta

Tusaale ahaan 4: galmada afka

Ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan

Haweenaydu waxay rimi kartaa mar labbaad ilaa 3 todobaad ka dib ummulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan. Waxay qaadi kartaa uur haddii ay samayso galmo aan is ilaalinin, xitaa haddii aanay weli yeelan muddada dhiiga caadada. Isticmaal qaabka ka hortagga uurka marka aad galma samaynayso,

Marka la naas nuujinayo, way fiicantahay in la isticmaalo kondhom ama kiniinka yar.