U turjun:

Ilaalinta iyo xadadka tixgelinta

Xuduudahaaga waxay kuu sheegayaan waxaa la aqbali xiriirka aad ku jirto ama qofka la xiriireyso ee ka baxsan xiriirka. Qof ka soo gudbo xadadkaaga maaha wax ixtiraamIxtiraamDareemaya qiimaynta qofka. Haddii aad ixtiraamto qof kale, waxaad u malaynaysaa isaga/ iyada…Akhri wax badan leh. Daacadnimadaadii waa la dhaawici karaa.

Xaalada waxauu noqon karaa wax ku saabsan arrimo kala duwan oo xidhiidhka ah. Tusaale ahaan:

Xuduudaha qofka laga gudbaya marka aad ku aacin waxaa dhacaya qaabka ay u dhacaayaan.

Si loo tixgeliyo xadadka, labbada lamaaneLamaaneQofka aad la leedahay xidhiidh.Akhri wax badan:

  • waa inay aqbalaan waxa dhacaya
  • waa inaanay isticmaali ama dareemin cadaadis;
  • waa inay noqdaan lamaanayaal siman (mid waa inaanu ka awood badan ka kale).

Ninka iyo haweenaydu waxay labbaduba aqbalaan inay isku galmoodaan

Dhahida “maya” iyo dhahida “haa”

Haddii aad dareento in xadadkaaga laga soo gudbay, dheh “maya”. Lamaanahaaga waa inuu xushmeeya dookhaaga. La hadal lamaanahaaga ku saabsan waxa aad doonayso iyo sida aa dareento:

  • Aad u caddow:
  • Istaag ama si quman isku taag oo eeg indhaha lamaanahaaga.
  • Sharax sababta aad u tidhi “maya”.
  • Haddii ay lama huraantahay, ku celi fariintaada.
  • Ha dareemin fal dambiyeed.
  • Ha samayn ballamo aanad ilaalin karin.
  • U cadee lamaanahaaga fahamka oggolaanshaha inay muhiim tahay. 

Inan ku odhanaysa "maya" wiil.

Ku dheh “maya” way adagtahay, laakiin waa qaabka loola xidhiidho lamaanahaaga waxay yihiin xadadkaagu. Xadadkaagu waa inay u cadadaan lamaanahaaga. Haddii “maya” aanu lamaanahaagu aqbalin, hel caawimo xirfad yaqaan ama qof kala tasho adiga kuu dhow.

Waxaad ka baqan kartaa inaad waydo lamaanahaaga. Go’aanso in kuu fiican yahay lamaanahaaga inay kale, haddii ay sii wadaan inay kugu qasbaan wax aanad rabin.

_W_Dhaqanka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ee xun_W_

Marka uu qof kugu sameeyo wax galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan adiga taas oo aanad rabin, qofka wuxuu soo gudbaya xuduudahaaga. Tani waxaa ka mid noqon karta shuminta, taabashada, faalooyinka galmada, kufsiKufsiSamaynta xariir galmo gelinta ka dhanka ah ruux'a. Gelintu waxay ku dhici kartaa qayb…Akhri wax badan iyo sharmuuto. Tani waxaa lagu sameeyn karaa qasab ama hanjabaad (handaad), laakiin ma ahaan inay dhacdo. Xitaa haddii aad hurdeyso, ama aad cabayso, ama aad wado socoto qof ayaa kugu sameeyey wax galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ah oo aanad rabin, taas oo dhaqanka xun ee galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Dhaqanka xun ee galmada ayaa la isku ciqaabi karaa, sida xadgudubka galmada iyo kufsiga, waxaa sidoo kale loogu yeera rabashada galmada.  

Tixgelinta mid kasta xad kiisu waa muhiim. Xad gudubku waxa uu sababi karaa dhibaatooyinka nafsiga iyo caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan ah, Si kastaba ahaate, dhaqanka xun ee galmada iyo noocyada kale ee rabashadaha lamaanaha waxaa diidaya sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan.

Haddii aad rabto inaad u galmo lamanaaga uu rabin, waad ka wada hadli kartaan. Galmadu way ka badan tahay uu in la isku galmoodo. Qofka jir ahaan qofka kale ugu dhaw waxay sidoo kale muhiim ugu tahay fayo-qabkaaga iyo xiriirkaaga.

Dhaqanka xun ee galmada ayaa sidoo kale dhici karaa wax ka baxsan xiriirka, tusaale ahaan qaraabada, xiriirada, iyo lamaanyaashii hore, ama kuwa la garaynin.

Raadinaya caawimo

Haddii aad la kulanto dhaqan xad gudubka galmo ah ama dagaalka lamaanahaDagaalka lamaanahaMarka qof uu dhaawaco, bahdilo ama dayaco lamaanahiisa ama keeda ama ku khasbo lamaanahiisa/keeda…Akhri wax badan oo kale, raadi caawimo:

La xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan booliska haddii aad doonayso inaad ka warbixiso qof wixii ah dhaqanka xad gudubka galmada ama nooc kale oo dagaalka lamaanaha ah.