Waa maxay ka hortagga uurka?
Qorshaynta qoyskaQorshaynta qoyskaMarka aad qorshayso qosykaaga, waxaad go'aansatay haddii, marka iyo inta ay leegtahay carruuta…Akhri wax badan
Ka hortagga uurka waxa uu ka hortaggaa haweenku inay uuraystaan.
Adiga iyo lamanahaaga ayaa go’aansan karaa haddii rabtaan carruur iyo haddii kale, marka aad rabtaan iyaga iyo inta carruur oo aad rabtaan. Tani waxaa loogu yeera qorshaynta qoyska. Marka aad rabtaan inaan isku galmootaan, laakiin weli qorshaynin inaad cunug dhashaan, waxaad uurka isaga ilaalin kartaa kaniinka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan.
Kaniinka ka hortagga uurka ma dhigayo naagta inay dhalmo yareyso. Marka ay joojiso isticmaalka ka hortagga uurka, carruur way dhali kartaa.
Ka hortagga HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan iyo STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan
Cinjirka waa qaab ka hortagga uurka sidoo kale wuxuu ka ilaalinaya HIV wuxuuna yareynaya khatarta inaad qaado STI.
Kondhomka
Qaababka kala duwan ee ka hortagga uurka
Waxaa jira qaabab kala duwan oo ka hortagga uurka ah. Waxaad dooran kartaa qaabka kugu habboon adiga iyo lamaanahaaga. Qaabab aad ayay u kala duwan yihiin, tusaale ahaan:
- qiimahooda;
- helitaankooda;
- qaabka loo isticmaalo.
Kaniinka ka hortagga uurka ma u keeno qofka caafimaad darro. Qaababka ka hortagga uurku waxay ku habboon yihiin qaab nololeedka qofka gaarka ah, da’da iyo xaalada jidhka si ka wanaagsan kuwa kale.
Ka hortagga uurku waxa uu u shaqeeyaa si wanaagsan haddii aad si sax ah u isticmaasho. Sababtan, waa muhiim inaad doorato qaabka adiga kugu haboon. Haddii aanu qaabku kugu habboonayn adiga, waxaad isku deyi kartaa qaab kale oo ka hortagga uurka ah.
Waydii xirfad yaqaanka caafimaadka wixii talo ah. Xirfad yaqaanka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan uma gudbin karo macluumaadkayga wax ku saabsan adiga qof kasta oo kale. Isaga/iyadda waxaa waajib ku ah sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan inay xushmadeyaan asturnaantaada. Waxaad sidoo kale hadli kartaa wax ku saabsan lamanaahaga kaniinka ka hortaga uurka.
Soo iibsiga ka hortagga uurka
Waxaad sidoo kale iibsan karta cinjirka raga iyo cinjirada haweenka iyadda oo aan laga qorin farmashiye, daawo yaqaan ama suuqweyne. Waxaad sidoo kale cinjirada ka iibsan kartaa Internet-ka, tusaale ahaan https://www.condoomsenzo.nl/.
Netherland, waxaad sidoo kale iibsan karta emergency contraception (morning after pill) iyadda oo aan laga qorin farmashiye ama kemistte. Waxaad kartaa inaad iibsato badanka ka hortagga uurka xaga farmasiiga, iyaddoonu qorin dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan.