U turjun:

Iska ilaalinta STIyada

Isticmaalka kondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan

Inta badan ISTs, waxaad hoos u dhigi kartaa khatarta caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan.

  • Isticmaal cinjir marka sameeyneyso galmada siilkaGalmada siilkaGalmada wadata gelinta ee siilka.Akhri wax badan ama galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan dabadda
  • Istimcaal cinjir haddii aad la wadaagto qalabka galmada dadka ama si fiican ugu nadifii biyo iyo saabuun. Tusaale ahaan: dildo, vibrator.
  • Afka ha gashanin dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan ama shahwo xiliga galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan. Tani waxay ka dhigtaa khatarta cudurka HIV mid yar. Marka aad isticmaalayso cinjika ama cinjirka ilkaha macmalka, waxaad sidoo kale yareyneysa caabuqa STIs-yada kale.

Kondhomka

Isticmaal cinjirka si naftaada iyo lamanaahaga ugua ilaaliso STIs iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan. Haddii aadan doonayn inaad isticmaasho kondhom, kala hadal xirfad yaqaan caafimaad wax ku saabsan baadhitaanada STI iyo baadhitaanada HIV.

Waxaa sidoo kale lagaa ilaaliyaa STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan haddii adiga iyo lamaanahaaga caadiga ah (xidhiidhka joogtada ah) labbadaba aan la idin ka heli baadhitaanka STI oo ay daan la samayn galmo dadka kale. Haddii adiga ama lamaanahaaga aad la samaysaan galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan dad kale, had iyo jeer isticmaal kondhom.

Cinjirka ayaa sidoo kale difaacaya uurka aan la rabin. Waxaa jira sidoo kale qaabab kala duwan oo ka hortagga uurka ah

Qaababka iska ilaalinta ee kale

 

  • Keliya isticmaal shaygaaga waxa la isku muddo, ama shay cusub.
  • Haddii aad uur tahay oo aad qabto STI, weydii talo dhakhtarka guud ama umulisda.
  • Isticmaal cadeygaaga (cagaarshowga BCagaarshowga BCaabuqa beerka ay fayrsku sababtay. Tallaalka waxa uu ka hortaggi karaa cagaarshowga B.…Akhri wax badan), shukumaada go’yaasha sariirta (finanka shuunka iyo nabrada).
  • Ma u beddela galmada lacag ama badeeco? Ama tahay nin u galmooda nin kale? Naftaada ka tallaalTallaalDaawada duray ee dhakhtar ama kalkaaliso. Tallaalku waxa uu kaa ilaaliyaa adiga inaad qaado…Akhri wax badan cagaarshowga B. Booqo adeega caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan dad waynaha bulshadda (GGD) aagaaga.

Iska tallaal cagaarshowga B.

Keliya isticmaal shaygaaga waxa la isku muddo, ama shay cusub.

Haddii aad uur leedahay oo aad qabto STI, waydii dhakhtar wixii talo ah.

La hadalka lamaanahaaga iyo xirfad yaqaanka caafimaad.

Haddii aad qabto STI waxaad ku daaran kartaa dadka kale. Kala hadal lamaanahaaga wax ku saabsan iyadda oo Hubso labbadiinuba inaad u tagtaan dhakhtarka guud ama adeega caafimaadka dadwaynaha ee degamadda (GGD). Adiga oo ogeysiinaya lamanahaaga hadda waxaad ilaalinesa naftaada sidoo kale. Haddii STI gaagii la daweeyay oo aad mar labbaad galmoGalmoXaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa…Akhri wax badan la samaysay lamaanahaaga kaas oo aan la dawayn, isaga ama iyaddu wuu ku qaadsiin karaa mar labbaad.

Galmo ha sameeynin inta aad qaadaneyso daawada STI. Ha ogeysiin oo kaliya lamanahaaga galmada hadda, laakiin sidoo kale ogeysii lamanayaashdii hore iyo dadka kale aad u galmootay. Sidoo kale waxay qaadi karaan oo u gudbin karaan STI lamaanahooda(yaasha) iyagoon ogayn. Ogeysiinta lamanaayasha galmada, waxaad gacanta ka geysan ka hortagto faafida STIs.

La tasho dhakhtarkaaga ama kalkaaliyaahaaga si aad u ogaato inta aad u baahan doonto marka aad u sheegeyso lamanayaashaada galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Haddii aanad rabin inaad u sheegto lamanayaashadada ama lamanayaashadii hore inaad qabto STI waxaad sidoo kale ugu digi kartaa si qarsoodi ah, iyadda oo aan sheegin magaca (adiga oo u marinaya partnerwaarschuwing.nl).

Lammaana hadlaya