Muruqyada misigta
Murugyada misigtaMisigtaQayb jidhka ah: qaybta xoodan ee lafaha u dhexeeya sinaha.Akhri wax badan waa muruqyada ku yaala caloosha hoosteeda. Labbada raga iyo haweenku waxay leeyihiin muruqyada misigtaMuruqyada misigtaMuruqyada ku yaala xaga hoose ee caloosha. Muruqyada misigta waxay ku ilaaliyaan kaadi…Akhri wax badan.
Murugyada misigta waxay leeyihiin saddex shaqo:
- Waxay ku haayaan kaadiheysta, malawaadka (raga iyo haweenka) iyo ilmo galeenka (haweenka) meesha saxda ah.
- Waxay ka hortagga inay isku darsamaan kaadda iyo saxarada ee jirka aan uga soo bixin si kas ah.
- Waxay muhiim u yihiin farxada galmada iyo fayo qabka galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
Muruqyada misigtu waxaa loo tababaraa si fudud.
Haweenay
Haddii haweenaydu ay werwersantahay ama adagtahay, waxay si aad diyaar ahayn u soo ururisaa muruqyada misigta muddada galmada. Siilka ayaa noqon karaa mid u xiran oo ay adag tahay in la geliyo ama surtagal aheyn. Isku day inaad ogaato waxa sababa muruqyadu inay isku ururaan. Kala hadalka lamaanahaagu way ku caawin kartaa.
Haddii haweenayda ay soo ururiso muruqyadeeda misiga muddada hamada, waxay kordhin kartaa farxada ay dareento.
Xiliga uruurka, lafta misigta haweenka ayaa kala baxda. Dhalmada kadib, muruqaha waxay u baahan yihiin jimicsi ay u soo kabtaan. Waydii xirfad yaqaanka caafimaadka wixii talo ah.

Haweenay taagan Xoog saaridu waa misigta.

Faafaahinta misigta dhedigga: 1. taageerada murqahaha lafta misigta 2. kaadi heysta iyo 3. malawaadka. 4. kaadi maareenka.
Raga
Muruqaha lafta misigta ayaa ka caawin kartaa inuu kacsado.

Nin taagan. Xoog saaridu waa misigta.

Faafaahinta misigta labka: 1. taageerada murqahaha lafta misigta 2. kaadi heysta iyo 3. malawaadka.