Naas nuuji ilmahaaga
Fadhi ama jiifaya
Waxaad naaska ku nuujin kartaa fadhi ama jiif.

Naas nuujinta tusaale 1: hooyadu way fadhidaa oo ilmahuna waxa uu ku jiifaa gacanteeda.

Naas nuujinta tusaale 2: hooyadu way fadhidaa oo ilmahuna waa uu dhinac jiifa.

Naas nuujinta tusaale 3: hooyada iyo ilmahu way jiifaan.
Sida loo naas nuujiyo
U naas nuuji ilmahaaga sida soo socota:
- Saar caloosha ilmaha taada.
- Ilmaha dhanka sankaaga uu qabso adiga kor ugu soo qaadaya ibtaada.
- Ilmaha wuxuu furaya afkiisa/keeda wuxuuna jiqaya ibtaIbtaKuus yar oo ku yaala dhexda ee qofka le'h naasaha. Haween iyo ragu…Akhri wax badan.
- Ibta qeyb weyn oo ka mid ah oo naaskooda ah ayaa afkooda ku jira.
- Dibnaha ilmahu sare ayay u soo kacayaan. Ilmahu wuu nuugaa.
Calaamadaha ilmahaagu inuu gaajoonayo.
Bilowga badanka carruurta dhalataa waxaa la quudiyaa 2-3 saacadood, ka dibna 4-6 saacadoo oo kasta. Si kastaba ha ahaatee, ilma kasta wuu ka duwan yahay. Nuuji marka ay ilmaha ku weydiistan.
Haddii ilmaha ay baahan yihiin, waxay ku siin karaan 1 ama wax ka badan baaqyda soo socda.
- dhaqdhaqaajinta afka ama carabka;
- leeftida ama dhuugida gacmahooda;
- aadan degenayn;
- ooyaya.
Caanaha naasahaNaasaha2 xubnoon ee haweenaydu ay ku quudiso ilmaha ka dib ummulida. Naasaha waa…Akhri wax badan oo caafimaad leh
Si loogu soo saaro cunugaga caano-naas oo caafimaad ah:
- Sigaar ha cabbin;
- Ha cabbin khamro;
- Ha qaadan maandooriye;
- Ha qaadanin daawo adiga oo aan la tashanin dhakhtarka guudama umulisda;
- Haddii aad qabto cudurka HIV, inta badan dhakhatatiirta Netherlands joogta waxay ilmaha ku taliyaan ama caanaha ilmaha halkii naaska laga nuujin lahaa. Tani waxay baabi’inaysa khatarka gudbinta HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan. Laakiin hooyada qabta HIV waxa laga yaaba inay ku burburiso fayraska naasnuujinta iyadda oo kormeerayo dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan. Tani, la tasho dhakhtarkaaga/dhakhtarka HIV.
Haddii aanad naas nuujin karin, waxaa jira qaabab kale oo la isugu xidho ilmahaaga.
Naas nuujintaNaas nuujintaHaweenayda waxay ku naas nuujinta ilmaheeda caano naaskeeda, halkii ay ka ahaan lahady…Akhri wax badan iyo ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan.
Waxaad qaadi karta uur mar kale 3 toddobaad kadib dhalmada. Waxaad qaadi karta uur haddii aad yeelato galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan aan difaacnayn xitaa haddii aad caadoCaadoWaayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil…Akhri wax badan qabin.
Naas nuujintu waa qaab qorshaynta qoyska dabiiciga ah. Si kastaba ahaate, waxay ku shaqayneysa oo kaliya xaaladdaha soo scda:
- Haddii si fiican loo isticmaalo, qaabka wuxuu ku shaqaynaya oo kaliya inta lagu jiro 6 bilood koowaad kadib dhalmada. 6 bilood kadib way wanaagsan tahay in la isticmaalo qaabka kala fogaynta ilmaha.
- Waa inaad ilmahaaga naaska nuujisa oo kaliya. Tani waxay ka dhigan tahay ilmahaaga wuxuu helaya oo kaliya caanaha-naaska. Waa inaanay weligeed ka badan 4 saacadood inta u dhexaysa quudinta muddada maalinta iyo 6 saacadood inta u dhexaysa quudinta muddada habeenka.
- Waa inaad dedejin caanaha. Dedejinta caanaha ku majiirista naaska gacanta ama adiga oo isticmaalaya bambada lagu soo miiro naaska caanaha.
Haddii aadan buuxin shuruudahan, isticmaal qaabka ka hortagga uurka. Bilaha aad naaska nuujineyso, waa wax fiican inaad isticmaashocinjirka ama mini-pillI, , cirbadaha ilmaha kala fogaysan ama cirbada la gashto. Uur ayaad toos u qaadi karta dhalmada kadib. La hadal umulisadaada ama dhakhtarka wax ku saabsan. Waxay ku qori karaan daawo ama in lagu galiyo ilmaha kala fogaynta.