U turjun:

Waa maxay xuquuqaha galmada iyo taranku?

Xuquuqaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan iyo taranku waa qayb xuquuqaha aadamaha ah. Xuquuqaha isaanka waxay ku qoran sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan iyo heshiisyada caalamiga ah, waxaa saxiixay inta badan wadamada caalamka oo dhan. Netherlands ayaa sidoo kale saxiixday waana inay xushmeysa xuquuqahan.

Xuquuqda galmadaXuquuqda galmadaXuquuqaha aadame kasta ee la kullanka iyo noolaashaha galadiisa ama keeda. Tusaale ahaan:…Akhri wax badan

Marka la xushmeeyo xuquuqaha galmada, dadka waxay u raaxeysanayaan qanacsananta iyo galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan badqab ah iyo xiriir jaceyl.

Tani waxay ka dhigan tahay xiriira inay xor ka yihiin rabashadaha ama dagaalka iyadda oo aan laga cabsanaynin caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan ama uurka aan la rabin.

Xuquuqaha taranka

CaafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan taranka waxay la xiriita uurka, dhalmada iyo go’aasanadaha hadddii aad rabto inaad carruur dhasho iyo in kale. Xuquuqaha taranka waa la xushmaynaya, dadka waxay doortaan haddii marka ay rabaan uur noqdaan, isticmaaka ka hortagga uurka ama iska soo rido.

Waa maxay kuwan xuquuqaha galmada iyo taranka aasaasiga ah?

Nolosha runta ah.

Waxaad xaq u leedahay inaad hesho daryeelka caafimaadka ee ugu fiican ee la heli karo xiliga uurka iyo dhalmada. Xirfad yaqaanada daryeelka caafimaad waxay samayn doonaan dhammaan waxay samayn karaan si ay u ilaaliyaan nafta iyo caafimaadka iyo ilmahaaga. 

Xaqa xoriyada gaarka ah iyo badbaadada

Waa inaad maamushaa jidhkaaga iyo noloshaada galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Waxaad xaq u leedahay inaad ku raaxeysto jinisigaaga waxaad xaq u leedahay haddii aad rabto inaad dhasho carruur iyo in kale iyo inta aad rabto.

Tani waxay sidoo kale ka dhigan tahay dabeecada galmada dhaqanka xun inuu sharciga mamnuucay.

Xaqa sinaantaSinaantaFikirka ah in dadka oo dhan ay siman yihiin ayna tahay in sida…Akhri wax badan

Waxaad xaq u leedahay in si siman lagula dhaqmo oo aan lagu takoorin sababtoo ah qowmiyadaada ama wadanka asal ahaan ka soo jeedo, sababtoo diintaada ama aragtiyada siyaasadda, heerka caafimaadka, dhaqanka galmada, sababtoo ah waxaad tahay nin ama naag ama sabab walba oo suurtogal ah. Raga iyo haweenku waxay leeyihiin xuquuq siman.

Xaqa gaar ahaanshahaGaar ahaanshahaXuquuqda lagu siiyo macluumaadka qof kale iyaddoo qof loo dhaafin macluumaadkan qof kale.…Akhri wax badan

Waxaad leedahay xaqa aad ku samayso doorashooyinkaaga ku saabsan galmada aan baqdinta lahayn ee falcelinta xun ama cadaadiska leh. Tan macnaheedu waxa weeye xirfad yaqaanda daryeelka caafimaadka iyo adeegyada bulshaddu waa inay tixgeliyaan gaar ahaanshahaaga. Waxaa ku waajibiyay sharciga inay macluumaadkaaga u hayaan qarsoodi. Waa mamnuuc in lala wadaago natiijooyinka baarista HIV dadka kale haddii qofka la baaray uu oggolaanshahan bixinin.

Xaqa xoriyada fekerka

Waxaad leedahay xaqa aadku haysato fikradaada ku saabsan galmada iyo caafimaadka galmada oo waxaad leedahay xaqa aad kaga hadasho iyadda.

Xaqa macluumaadka iyo waxbarashadda

Waxaad leedahay xaqa aad ku hesho dhammaan macluumaadka iyo waxbarashadda aad u baahantahay inaad daryeesho caafimaadkaga galmada iyo taranka. Tusaale ahaan: macluumaadka sida jirka u shaqaynayo, ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan ama caabuqyada la isku gudbiyo galmada (STIs).

Xaqa inaad guursato ama aanad guursan oo aad bilowdo qorshe qoys.

Qofna xaq uma laha inuu kugu khasbo adiga ama inay ku gaadhaan go’aandan magacaaga Waxaad dooraan kartaa cida aad guursaneyso. 

Xaqa carruur lagu dhalo ama aan lagu dhalin

Waxaad xaq u leedahay inaad hesho daawada ka hortaggta uurka, sida kaniinka ka hortagga uurka, IUDIUDIUD macnaheedu wax aweeya qalabka gudaha ilma galeenka la geliyto. Waxay la macno…Akhri wax badan ama cinjirada.

Xaqa daryeelka caafimaadka

Qof walba oo ku nool Netherlands, oo ay ku jiraan dadka aan heysanin sharciga deganaanshaha waxay xaq u leeyihiin daryeelka caafimaadka. Haddii aad qabto HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan, dowladda Dutch ma kuu diri karto dawadaada halkaas oo aad ku sii wadan karain daaweyntaada.

Xaqa xoriyada isku imaanshaha iyo ka qayb galka siyaasadeed

Waxaad leedahay xaqa iyaddoo aad la jirto dadka kale aad kaga hadasho wax ku saaxab galmada iyo xuquuqaha taranka si aad u qaado tallaabo oo aad u hubsato in xuquuqahan la tixgeliyay. Waxaad leedahay xaqa aad wax ku wacyi geliso ama ku waydiiso siyaasi inuu sameeyo go’aamo si loo damaana qaado xuquuqahan.

Xaqa lagaga xor ahaado jidh dilka iyo dawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan dhaqan xumada.

Waxaad xaq u leedahay inaad iska dhammaan noocyada dagaal ee la xiriira galmada, sida xad gudubka galmada, dagaalka galmada ama kufsi, ka ganacsiga bani’aadamka, ku xadgudubka ilmaha ama gudniinka fircooniga ah.